Koox fallaago ah oo 160 Ruux ku dishay Itoobiya

0
Maamulka gobolka Oromada ee dalka Itoobiya ayaa ku eedeeyay koox fallaago ah inay dileen in ka badan 160 qof oo rayid ah islamarkaana 87...

Madaxweyne ku-xigeenka Putland oo kulan la qaatay Saraakiil ka socotay Q M.

0
Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland Siciid...

QM oo qeylo dhaan kasoo saartay Abaarta kajira Soomaaliya

0
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha bini’aadantinimada ayaa sheegtay in dad lagu qiyaasay 4.3 milyan oo qof ay saameeyeen abaarta ba’an ee ka jirta...

Kooxo hubeysan oo Nabadoon ku dilay Beledweyne

0
Allaha u Naxariistee waxaa goordhaw Magaalada Baladweyne lagu dilay Nabadoon Cabdi Xuseen Coloow oo kamid ahaa Odayaasha dhaqanka Baladweyne. Nabadoonka ayaa lagu dilay Xaafada Buundo...

Xukuumadda Somaliya oo Hay’adda IOM kala hadashay xal u helida Abaaraha

0
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta xafiiska ku qaabbilay wafdi ka socday hay’adda caalamiga ah...

Magacyada Musharrixiinta 13 kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo la soo bandhicay

0
Guddiga doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Maanta oo Talaado ah soo bandhigay Musharixiinta isu soo sharaxay 13 kii kursi deegaan...

Dowladda Imaaraadka ‘oo ka jawaabtay’ codsigii R/W Rooble

0
-Imaaraadka Carabta ayaa maanta magaalada Muqdisho soo gaarsiisay gargaar raashin ah oo loogu talo-galay abaarta ka jirta gobollo ka mid ah Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay...

Maamulka Jubbaland oo Amar dul-dhigay Shaqaalaha Ajaanibta

0
Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ee dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa ku amartay dhamaan Shaqaalaha Ajaanibta ah ee ka howlgalla degaannada Maamulkaas in ay si deg...

Xiisad u dhaxeeyo ilaalada Cumar Filish iyo Amisom oo daqiiqado kooban ka taagneeyd Aadan...

0
-Wararka ka imaanayo Garoonka Aadan Cabdulle Cusmaan ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Daqiiqado kooban Xaalad cakiraan ah laga dareemay garoonka Aadan Cadde, ka...

Cali Guudlaawe oo kulan Heshiis la gaaray odoyaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan.

0
-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-shabeelle Cali Guudlaawe xuseen iyo ku xigeenkiisa Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo labadii maalin ee lasoo dhafay ku sugnaa magaalada Beladweyne,...

XULASHADA