Maleeshiyaad gubay Guryo kuyaalla degaan ka tirsan G/Galgaduud

0
Maleeshiyaad hubeysan ayaa weeraray degaanka Jiicle oo dhanka bari ka xiga degmada Balanballe ee Gobolka Galgaduud, iyaga oo gubay Guryo iyo Barkado Biyaha laga...

Xukuumadda Somalia & WFP oo ka wada hadlay arrimaha abaarraha

0
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Duran Axmed Faarax ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa WFP Soomaaliya Mudane El-Khidir Daloum. Kulanka ayaa looga hadlay...

Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo kulamo ka wada Beledweyne

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle  Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Beledweyne kulan kula qaatay cuqaasha iyo waxgaradka beelaha Baadi Cade iyo Ciise Mudullood. Madaxweynaha oo...

Yuusuf Daba-geed “Ciidamada Beledwayne la geeyay laguma boobayo Doorashada”

0
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle, Yuusuf Axmed Xagar Dabageed ayaa sheegay in Ciimada Dowladda Federaalka ee la geeyay magaalada Beledwayne aan lagu boobi dooni...

Koofur Galbeed oo shaacisay jadwalka Doorashada 13 kursi

0
Guddiga hirgelinta doorashooyinka ee Heer dowlad Goboleed ayaa Maanta oo Jimce ah shaaciyay jadwalka doorashada 13 kursi ee deegaan doorashadoodu tahay KGS gaar ahaan...

Galmudug oo hakisay Doorashada Kursi kamid ah Golaha Shacabka

0
Guddiga Maamulka Doorashada Galmudug ayaa hakiyay Doorashada kursi kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo ay dhowaan shaaciyeen jadwalkiisa Doorashada. WarSaxaafadeed ka soo baxay Guddiga ayaa...

Guddiga doorashooyinka Koonfur Galbeed oo shaaciyay kuraastii ugu dambeysay ee taalla Baraawe

0
Guddiga hirgelinta doorashada KGS SEIT ayaa shaaciyey qeybtii labaad 13 kursi deegaan doorashada KGS Baraawe. Horay Koonfur Galbeed waxay u qabatay doorashada 13 Kursi oo...

Weerar lagu qaaday Garoon ku yaal Sacuudiga

0
12 qof ayaa lagu dhaawacay firirka diyaarad Drone ah oo lagu weeraray garoonka diyaardaha Abha ee dalka Sacuudiga, taasi oo Sacuudiga ay sheegeen inuu...

Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Amniga Bedweyne kala hadlay Odayaasha Dhaqanka

0
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Beledweyne kulan la qaatay Nabadoonada Waxgaradka iyo Cuqaasha beesha Gaaljecel oo kamid ah beelaha...

DFS oo ka hadashay meydadka Soomaali laga helay xadka Giriiga & Turkiga

0
Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in lagu soo wargeliyay in dadka tahriibayaasha ahaa ee meydkooda laga helay xadka Giriiga iyo Turkiga ay...

XULASHADA