Xubno kamid ah Gollaha shacabka oo maanta Dhuusamareeb lagu doortay.

0
guddiga Doorashada Dowlad Goboleedka Galmudug oo qabtay Doorashada labo kursi oo kamid ah Gollaha shacabka  ayaa shaciyay natiijadda kuraasta tirsigoodu yahay HOP#081 iyo Hop#025. Ugu...

Madaxweynaha KGS oo kulan la qaatay Culimada iyo Ganacsatada ku sugan Beeydhabo

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatay Culimada iyo Ganacsatada ku sugan Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka...

Kulan looga hadlay Amniga oo ka qabsoomay Beledweyne.

0
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigaanka Hirshabeelle ayaa shir gudoomiyay kulanka guud ee amniga oo maanta ka...

Puntland oo loogu baaqay in ay dib u eegis ku samayso Xukun ay ku...

0
Hay’adda u dooda xuquuda Carruurta ee Safe the Children ayaa walaac ka muujisay lix ruux oo dhowaan ay maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Puntland...

Mareykanka oo dadkiisa ugu baaqay in ay ka soo baxaan Ukraine

0
Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden ayaa ku boorriyay dadka Mareykanka ah ee ku sugan Ukraine ay si deg deg ah uga baxaan halkaasi, taasoo ah...

Ruushka oo dhoolatus militari ka bilaabay dalka Belarus

0
Ruushka ayaa 10 maalmood oo dhoolatus militari ah ka bilaabay dalka Belarus khamiistii, wuxuuna lix ka mid ah maraakiibtiisa kusoo xiray deked istaraatiiji ah...

Shan qof oo ku dhintay qarax ka dhacay Ismaamulka Gaarisa

0
Shan qof oo rayid ah ayaa ku dhintay mid kalena dhawac culus ayaa ka soo gaaray qarax  lala beegsaday baabuur ay wateen rag qandarasleyda...

laba Qof oo lagu dilay Magaalada Minneapolis

0
Waxaa waqooyiga magaaladda Minneapolis lagu toogtay qof oo isla markiiba u dhintay dhaawac ka soo gaaray rasaas lala beegsaday ee ku dhacday .Afhayeenka booliiska magaaladda...

Al-Shabaab oo Goob fagaaro ah ku toogtay Askari ka tirsan Ciidanka dowladda

0
Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa fagaaro kuyaalla degaanka Gamboole oo kamid ah degaannada hoostaga Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle ku toogtay Nin la sheegay...

Ciidanka Kumaandooska DANAB oo howlgal qorsheysan fuliyay

0
Ciidanka Kumaandooska  xoogga dalka Soomaaliyeed ee DAMAB gaar ahaan Ururka 4aad Guutada 16aad ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyey degaanada kala ah warmaxan & furuqley...

XULASHADA