Dowladda Shiinaha oo si adag uga hadashay Booqashada Twain ee wefdiga Somaliland
Xilli ay Twain booqasho ku joogaan Wefdi heer Wasiir ah oo socda Somaliland ayaa waxaa Safarkaasi si adag uga hadlay Dowladda Shiinaha oo sheegata...
Golaha Wasiirada Somaliland Oo Ka Shiray Xaaladda Abaaraha Baahsan Ee Jira
Golaha Wasiirada Somaliland ayaa Maanta Magaalada Hargeysa ku yeeshay kulankii 87-aad ee Golaha, waxaana Shir guddoomiyay kulankaas Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinayey madaxweyne-ku-xigeenka...
Axmed Madoobe oo maanta shir gudoomiyey kulanka golaha wasiirada.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland axmad Maxamad Islaam oo maanta shir gudoomiyay shirka golaha Wasiirada ayaa golaha wasiirada uga warbixiyey xaalada guud ee amniga, arimaha...
Booliska Somalia oo ka hadlay qaraxa ka dhacay Muqdisho
Afhayeenka Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Cabdifitaax Aadan Xasan ayaa sheegay in qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa uu isku qarxiyay Isgoyska Ceelgaabta ee Magaalada Muqdisho.
Sidoo...
Magacyada xildhibaanada Maanta Muqdisho lagu doortay.
Waxaa Maanta Magaaladda Muqdisho ee Casimadda dalka ka dhacday Doorashada Shan kursi oo kamid Xildhibaanada Golaha Shacabka ku matali Doono Gobollada Waqooyi-Somaliland.
Guddiga doorashada xildhibaannada...
Doorashada lix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo lagu qabtay Baraawe
Guddiga hirgelinta doorashooyinka ee Heer dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa Maanta dehmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose ku qabtay doorashada lix kamid ah...
Puntland Oo Mooto Bajaajta Ka Mamnuucday Waddo Muhiim Ah Oo Ku Taalla Garoowe
Guddiga amniga Gobolka Nugaal ee Maamulka Puntland ayaa Maanta gaadiidka Mooto Bajaajta ka mamnuucay inay maraan wadada halbowlaha u ah Magaalada Garoowe ee Caasimadda...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya Mudane Axmed Bin...
Faah-faahino kasoo baxayo Qarax ka dhacay Magaalada Boosaaso
-Inta la xaqiijiyay saddex ruux ayaa ku geeriyooday qarax daqiiqado kahor ka dhacay Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsi ee Gobolka Bari
Qaraxa ayaa si gaar...
Ciidamada xoogga Qeeybta 27aad oo looga digay in ay ku milmaan siyaasadda.
Taliyaha Qeybta 27aad ee Ciidanka Dhulka Xooga Dalka Soomaaliyeed Gen, Axmed Maxamed Calasoow Tareedisho ayaa Maanta Dardaaran ujeediyay Ciidamada Guutada 5aad Qeybta 27aad ee...


















