Sidee Urur-Siyaasadeedyadu Ugu Kala Guuleysteen Doorashadii Ka Dhacday Puntland?
Guddoomiyaha guddiga doorashada Puntland, Guuleed Saalax Barre, ayaa ku dhawaaqey natiijada doorashada Golaha Deeganka ee degmada Qardho ee Puntland.
Doorashadan ayaa loo dareerey 25-kii bishan...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo soo saaray Amar ku socda Hay’adaha Amniga
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay mas’uuliyiinta Wasaaradaha dekadaha, gaadiidka iyo hay’adaha amniga.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa faray Hay’adaha Amniga in...
Axmed Madoobe oo AMISOM kala hadlay Amniga doorashooyinka
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay taliyaha ciidamada AMISOM Jeneral Diomede Ndegeya, iyo ku xigeenkiisa maj gen w k Shume,...
Wafdi ka socda guddiga doorashooyinka oo gaaray Baydhabo
Wafdi uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Fedaraal (FIET) Mudane Maxamed Xasan Ciro Iyo Xubno kale ayaa Soo gaarey Magaalada Baydhabo ee Xaruunta...
Maxkamadda Gobolka Benaadir oo xukun kuriday nin ajinabi ah.
Maxkamadda Gobolka Benaadir oo xukun ku riday Mulkiilaha Heya’adda Sahan Matt Brydan
Maxamadda ayaa ku heshay eed uu ku soo oogay xafiiska xeer ilaaliyaha guud...
Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay dagaalka ay kula jiraan Ahlusunna.
-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo warbaahinta kula hadlay xarunta Madaxtooyada Dhuusamareeb ayaa ka hadlay dagaalka Galmudug ay kula jirto Ahlusuna.
Madaxweyne Qoor...
(KA DHAGEYSO RADIO MARKABLEY )FARIINTA WACYIGELINTA OLOLAHA TALAALKA CUDURKA DABEYSHA
Fariintan Talaalka Cudurka Dabeysha waxaa idiin soo saarey Wasaarada Caafimaadka DF ee Soomaaliya,Talaalka ayaa iminka waxaa uu ka socdaa Qaar ka mid ah Gobolada...
Midowga Musharixiinta oo lix qodob kasoo saaray Colaada Guriceel
Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa shaaciyay inay aad iyo aad ugu xun yihiin dagaalada ka aloosan Dowlad Gobaleedka Galmudug gaar ahaan Guriceel, kuwaas oo u...
Tirinta Codadka doorashada Maanta ka dhacday Puntland oo socota
Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ayaa waxaa ay billaabeen tirinta Codadka doorashadii Golayaasha degaanka ee Maanta ka dhacday degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn.
Xubnaha...
Suudaan oo looga dhawaaqay xaalad deg deg ah
Jeneral Abdel Fattah Abdelrahman Burhan – oo ahaa madaxa Golaha Sare ee Suudaan – ayaa qudbad uu jeediyay ku dhawaaqay xaalad degdeg ah.
Waxa kale...