Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka ee FEIT oo sheegay in la hakiyay kuuraas uu kamid yahay...

0
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Muuse Geelle Yuusuf ayaa sheegay in howlaha doorashooyinka Golaha Shacabka intooda badan ay qabsoomeen, sidoo kalena inta hadda ka...

Heshiiskii Uu Galay Wasiirka Batroolka Iyo Macdanta Baaritaan Lagu Sameynayo

0
Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka ayaa xeer ilaaliyaal u magacaabay baarista kiiska wasiirka batroolka oo uu gal dacwadeed ka soo gudbiyay hanti dhawrka guud...

Cabdirishiid Xiddig oo qaatay shahaadada musharaxnimada.

0
Xildhibaan Cabdirishiid Maxamed Xiddig ayaa qaatay shahaadada musharaxnimada kursiga tirsigiisu yahay 072 oo uu horey ugu fadhiyay. Kursigan ayuu ka jirey tartan adag, waxaana horey...

Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.

0
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Biixi Cabdi iyo weftigii Uu Hoggaaminayey ee safarka shaqo ku joogay dalka Jabbuuti, ayaa waxa qasriga madaxtooyada ku qaabilay madaxweynaha Jamhuuriyadda...

Soomaaliya iyoTalyaaniga oo kawada hadlay Arimo ku saabsan iskaashiga labada dal.

0
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dawaldda Talyaaniga ee Soomaaliya Danjire Alberto Vecchi, waxayna kawada hadleen iskaashiga ka...

Axmed Madoobe oo shaaciyay in Abaarta ugu daran ay kajirto Jubbaland

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa hab maqal iyo muuqaal ah kaga qeybgalay shir Weynaha Qaran ee gurmadka abaaraha oo lagaga hadlayay...

Qarax lala beegsaday Wafdiga Madaxweynaha Puntland ee Boosaaso

0
Qaraxa oo ahaa miinada dhulka lagu Aaso ah ayaa waxaa lala beegsaday wafdiga Madaxweynaha Puntland, xilli ay sii galayeen Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka...

Shirka Gurmadka Abaaraha oo maanta ka furmay muqdisho.

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka furay Shirweynaha Qaran ee Gurmadka Abaaraha oo diiradda lagu saarayo sidii loogu gurman...

RW Rooble” Waa in Afar Maalin lagu soo dhameystiraa doorashada Golaha Shacabka”

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maeka hore uga mahad celiyay guddiga doorashooyinka Gobolada Waqooyi ee Somaliland ee Maanta soo geba-gabeeyay doorashada...

Xafiiska Hanti dhowrka oo dalbaday in shaqada laga joojiyo Wasiirka Batroolka

0
War-saxaafadeed uu Xafiiska Hantidhawrka Guud kasoo saaray heshiiska Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ay la gashay shirkadda Coastline Exploration Ltd. Xafiiska ayaa Wasaaradda iyo hay’adaha ay...

XULASHADA