Fahad Yaasiin iyo Musharixiin kale oo isu diiwaan geliyay Doorashada Golaha Shacabka
Lataliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweyne Farmaajo Fahad Yasiin Xaaji Daahir ayaa qaatay Shahaadada Musharaxnimada Kursiga HOP-086 oo deegaan Doorashadiisu tahay Beledwayne.
Kurisgaan oo uu hore...
MD Farmaajo “Dhaqangal ma ahan heshiiska Shidaalka ee uu saxiixay Wasiirka Batroolka”
Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in aan lagala tashan Heshiiska lagu saxiixay 7 Xirmooyinka Shidaalka badda ee Soomaaliya.
“Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka waxay caddeynaysaa...
RW Rooble oo Sharci darro ku tilmaamay Heshiiska Shidaalka ee uu saxiixay Wasiirka Batroolka
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in uu sharci darro yahay heshiiska uu saxiixay heshiiska Shidaalka ee uu saxiixay Wasiirka Batroolka.
Qoraal lagu...
Rooble iyo Cali Guudlaawe oo war kasoo saaray qaraxii Beledweyne
Ra,iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa cambaareeyay qaraxii maanta ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
“Waxaan cambaareynayaa qaraxii argagixisadu maanta ka geysteen Beledweyne oo ay waxyeello...
Agaasimihii Hore Ee NISA Fahad Yaasiin Oo Goor Dhow Gaaray Magaalada Baladweyne
Agaasimihii hore ee hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo ka ambabaxay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa goordhow ka...
Faah-faahino ka soo baxaya Qarax ka dhacay Boosaaso
Ugu yaraan hal ruux ayaa ku geeriyooday, halka 10 kalena ay ku dhaawacmeen qarax miino oo galabta ka dhacay magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari.
Qaraxa...
Qarax ka dhacay Boosaaso
Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa sheegaya in qarax miino uu goor-dhaweyd ka dhacay Boosaaso, kaas oo sababay khasaare dhimasho...
Rooble oo guddi baara u magacaabay cabshada ay qabaan Beelaha Banaadiriga
War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska R/wasaare Rooble ayaa lagu sheegay kadib markii uu kulan wadatashi ah la yeeshay Guddoomiyeyaasha Guddiyada Doorashooyinka...
Faahfaahin Qarax ka dhacay Beledweyne
Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Qaraxa waxaa fuliyay ruux isku soo xiray waxyaabaha qarxa sidda...
Wasiirka Qorsheynta oo walaac ka muujiyay amniga goobta lagu qabanayo doorashada golaha Shacabka
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo la hadlay BBC-DA ayaa sheegay in hannaanka loo marayo doorashada Boosaaso ay tahay hab khilaafsan...


















