RW XAMSE” Cid ayaa maqan looma joojin doono dhameystirka Dastuurka”

0
Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in ay Xukuumaddiisu waqti badan gelinayso dhameystirka Dastuurka dalka oo mudo dheer qabyo...

Wasiirka Batroolka Soomaaliya: Deni wuxuu doonayay in shirkad isagu keensaday ay sahmin ka sameyso...

0
Wasiirka Batroolka iyo Macdanta ee dowladda Federaalka Soomaaliya, xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ku eedeeyay inuu hor istaagay in sahmin...

Somaliland oo war cusub ka soo saartay xiisadda ka taagan Laascaanood

0
Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland, Maxamed Axmed Kaahin oo shir jaraa’id u qabtay Wariyeyaasha ayaa markale ka hadlay xaaladda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool,...

Maxaa Diiradda Lagu Saarayaa Shirka Maanta Muqdisho Ka Furmay?

0
Magaalada Muqdishu waxaa ka furmay maanta shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ay ka qaybgalayaan madaxda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada. Shirkan waxaa shir guddoominaya Ra’iisul...

Golaha Wadatashiga oo markale muddeeyay Doorashada Golaha Shacabka

0
Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka ee ka kooban Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa markale muddeeyay Doorashada...

Booliska oo faah faahiyay Kiis ka dhacay Garoonka Aadan-Cadde

0
Taliska Ciidamada  Booliska  Soomaaliyeee ayaa ka warbixiyay dhalinyaro Soomaaliyeed oo weerartay shaqaale ka tirsan shirkada diyaaradaha Turkish Airlines, falkaas oo shalay ka dhacay Garoonka...

Cumar Filish oo amar duldhigay Guddoomiyaasha Degmooyinka G/Banaadir.

0
Guddoomiya Gobolka Banaadir ahna duqa Caasimada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish), waxaa uu maanta kormeer ku tagay xarumo ay kamid yihiin Biyaasa Liibaro...

Madaxweyne Farmaajo iyo Amiirka Qadar oo kulmay

0
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo si diirran loogu soo dhaweeyey Golaha Amiirka Dowladda Qatar, ayaa halkaas kula yeeshay wada-hadallo wax ku-ool ah Amiirka...

Ka dhageyso Radio Markabley Maalin iyo Habeen kasta Barnaamijka Ceymiska Xoolaha.

0
Si loo helo Hanaan Ceymis oo wax tar u leh Dadka Reer Miyiga Xilliyada Abaarta,Radio Markabley ayaa waxuu diyaar kuula yahay Baahinta Barnaamijyo la...

Labo Xildhibaan oo lagu doortay Beledweyne

0
Maxamed Cabduqaadir Maxamed oo ka tirsan bahda Garsoorka ayaa ku soo baxay Doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP#019. kursigaan ayaa waxaa ku tartamay 5 Musharax, Maxamed...

XULASHADA