DF Oo Daah-Furtay Ansixinta Siyaasadda Qaran Ee Maamul Daadejinta Iyo Federaaleynta
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Jeneraal Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa daahfuray ansixinta Siyaasadda Qaran ee Maamul Daadejinta iyo Federaalaynta Dalka.
Wasiirka...
Hay’adda NISA oo gacanta ku dhigtay Shabakad isku xiran oo ka tiran Al-Shabaab.
Hay’adda Nasad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA ayaa gacanta ku dhigtay Shabakad ka tirsan Al-shabaab, kuwaas oo la sheegay iney ku howlanaayeen qalqal-gelinta amniga...
Ra’iisul Wasaare Rooble Iyo James Swan Oo Ka Wada Hadlay Doorashada Golaha Shacabka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Arrimaha...
Banaanbaxyo Waaweyn Oo Maanta Ka Socda Magaalada Jigjiga
Magaalada Jigjiga ee Xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa ka socda Banaanbaxyo waaweyn oo looga soo horjeedo Jabhadda hubeysan ee Tigray-ga oo dagaal...
Cumar Filish “Waxaa Naga Go’an In Hal Mitir Oo Dhul Dowladeed Aan Dan Gaar...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish ayaa sheegay in caqabado badan Maamulka Gobolka uu kala kulmo dib...
Wafdi Ka Socday Xukuumadda Xilgaarsiinta Oo Gaaray Gaalkacyo Iyo Ujeedka Safarka
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Duraan Axmed Faarax iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay gaareen Magaalada Gaalkacyo...
Maamulka Hirshabeelle Oo Sheegay In Aan Weli Laga Soo Jawaabin Baaq Ay Direen
Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga Hirshabeelle Cabdisalaan Cabdullaahi Angoola oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa sheegey in hay’adaha Gargaarka aysan weli ka jawaabin baaq dhawaan uu...
Mareykanka oo lacag kor u dhaafaysa 6 million dul dhigay hoggaamiyaal ka tirsan Al-shabaab.
Qoraal kasoo baxay waaxda arrimaha dibbadda Maraykanka ayaa lagu sheegay in lacag gaaraysa 6 million oo dollar la siin doono cid kasta oo xog...
Itoobiya Oo Ka Hadashay Isbaheysiga Ka Dhanka Ah Ee Looga Dhawaaqay Mareykanka
Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in Isbahaysiga ka dhanka ah ee looga dhawaaqay caasimadda Maraykanka aanu haysan taageerada shacabka, isla markaana uu yahay mid siyaasad...
Muxuu Ka Yiri Simon Mulongo Go’aankii Dowladda Soomaaliya Ay Dalka Uga Ceyrisay?
Ku-xigeenkii Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Simon Mulongo ee maalin kaho dowladda Federaalka Soomaaliya ka ceyrisay dalka ayaa ka hadlay Go’aanka ay gaartay dowladda...