K/galbeed oo lix kursi doorashadooda ku qabatay Bay

0
-Maanta oo khamiis ah magaalada Baydhabo waxaa lagu doortay kuraas ka mid ah kuwa Golaha Shacabka ee BFS, kuwaas oo ay deegaan doorashadoodu tahay...

Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA-BAARDHEERE(Dhageyso-Sawirro)

0
Ku Soo dhowaadka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA oo maalin kasta oo Khamiis ah ka bixi doona Radio Markabley ,waxaadna Radio Markabley aad ka...

Midowga Yurub oo Cune-qabteyn qabateyn ku soo rogay Saraakiil Belarusian ah

0
Midowga Yurub ayaa cunaqabateyn ku soo rogay 22 ka tirsan saraakiisha sar sare militariga Belarus, sabab la xiriirta doorka ay ka qaateen  caawinta duulaanka...

Shabaab oo la wareegay deegaanka Milxo

0
Ururka Al-shabaab ayaa si buuxda u qabsaday degaanka Milxo oo ka tirsan Gobolka Sanaag kadib weerar culus oo ay ku qaadeen makhribnimadii Caawa. Al-shabaab iyo...

Dagaal ka socda gobolka Gobolka Sanaag

0
Wararka ka imaanaya deegaanka Milxo ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in halkaasi oo ka socdo dagaal u dhaxeeya Al-shabaab iyo dadka deegaanka. Dagaalka ayaa yimid...

Ruushka oo duqeymo ka wado Ukraine.

0
Ciidamada Ruushka ayaa xoojiyey duqeymaha uu ka geysanayo magaalooyinka Ukraine, wuxuuna uga digay dadka deggan Kyiv inay isaga cararaan goobahaas uu dagaalka ka socdo. Sidoo...

Maamulka Hir-Shabeelle oo shaaciyay Jadwalka doorashada 11 Kursi

0
Guddiga hirgelinta doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Maamulka Hir-Sabeelle ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 11 kursi ee ugu Dambeeysa kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Beledweyne. Qoraal...

Madaxweynaha Puntland & Agaasimihii PSF oo markale Maanta kulmaya

0
Gelinka dambe ee Maanta ayaa markale lagu wadaa in Xarunta Madaxtooyada Magaalada Boosaaso ay kulan Albaabada u xiran yihiin ku yeeshaan Madaxweynaha Puntland Saciid...

Kuraas doorashadooda taalo Baydhabo oo maanta la diiwaangeliyay.

0
Magaalada Baydhabo waxaa ka socota diiwaangelinta musharixiinta u tartameysa kuraas 6- kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee BFS. Musharixiinta u tartameysa kursiga...

Guddiga loo xil saaray Arrinta Garbahaarey oo kulan la leh Axmed Madoobe

0
Waxaa magaalada Kismaayo maanta gaaray Guddiga uu Ra’iisul wasaare Rooble u xil saaray qiimeynta in ay Doorasho ka dhici karto magaalada Garbahaarey oo ah...

XULASHADA