Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Ukraine

0
Kremlin-ka ayaa Arbacada sheegay in Mareykanka uu qaaday dagaal dhaqaale oo ka dhan ah Moscow, taasi oo uu ku sifeeyey cunaqabateenada dalkaas loo saaray...

Cumar Cabdirashiid “Haddii aan la helin cid dalka badbaadisa waxaa uu u gacan geli...

0
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake, ayaa waxaa uu ka hadlay marxalada uu dalka ku jiro, waxaa uu sheegay in Dalka...

Sirdoonka Maraykanka oo ka digay arrin uu Putin ‘damacsan yahay

0
Guuldarrooyinka militari ee Ruushka ee Ukraine, oo ay weheliso cunaqabatayn dhaqaale ee curyaamisay, ayaa waxay u badan tahay inay ku dhiirageliso madaxweynaha Ruushka Vladimir...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo Maanta riday xukun dil ah

0
Maxkamada darajada Koowaad ee Ciidamada qalabka sida qeybteeda 27aad ayaa Maanta waxaa ay xukun ku riday Askari ka tirsan Ciidanka dowlada ee ku sugan...

Maxay ka wada hadleen Wasiirka Maaliyadda iyo Safiirka Mareykanka?

0
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dowladda Mareykanka, Larry André. Kulanka oo ka dhacay xarruunta Safaaradda...

Galmudug oo shaacisay Jadwalka doorashada Saddex Kursi.

0
Guddiga hurgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Maamulka Galmudug ayaa shaaciyay Jadwalka Doorashada Saddex kamid ah kuraasta ugu adag, kuwaas oo doorashadooda lagu qabanayo...

Guddoomiyaha G/Gedo oo ka hadlay dibadbixii shalay ka dhacay Garbahaarey

0
Maamulka Gobolka Gedo ayaa wali diidan imaanshaha magaalada Garbahaarey Guddigii uu Ra’iisul Wasaaraha XfS u xil saaray oo guddoomiye looga dhigay abuukaate Cumar Dhageey. Guddoomiyaha...

Wararkii ugu dambeeyay Shirar gaar gaar ah oo ka socda Beledweyne

0
Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka hiiraan gaar ahaan Xarunta Maamulka ee lamagalaay waxaa ka socda shirar gaar gaar ah oo u dhaxeeya madaxweynaha Hir-Shabeelle...

Doorashada lix kursi oo maanta ka dhacday Baydhabo

0
Doorashada kuraas ka mid ah kuwa Golaha Shacabka oo Baarlamaanka 11-aad ah ayaa maanta lagu doortay magaalada Baydhabo oo ah deegaan doorashada koowaad ee...

Hir-shabeelle oo shaacisay kuraas ay hore u hakisay

0
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Dowlad Goboleedka Hir-shabeelle, waxaa ay shaaciyeen in la fasaxay kuraastii hore loo hakiyay, sidoo kalena xal  laga gaaray kuwaa oo...

XULASHADA