Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka gargaarka & maareynta musiibooyinka KGS oo gaaray Waajid.
Wasiirka Wasaaradda Gargaarka Iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdinasir Cabdi Caruush Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goordhow gaarey Degmada Waajid ee...
Agabka doorashada Golaha Shacabka oo la geeyay Beledweyne
Duqa Magaaladda Beladweyne Marwo Nadar Tabaax Maalin iyo hay’adaha Amniga ayaa maanta la wareegay Qalabka loogu talo galay Doorashooyinka Golaha Shacabka ee lagu qabanayo...
Axmed Madoobe oo kulamo ka bilaabay Garoowe
Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa hoygiisa ku booqday Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam oo maanta booqasho ku tegay Garoowe.
Dhinaca kale...
Qaar ka mid ah Ergada dooranaysa xildhibaanada golaha shacabka oo maanta lagu xareynayo Muqdisho.
Waxaa maanta lagu wadaa in la xareeyo qaar ka mid ah oday dhaqanka ee dooran doono 9 kursiga oo la filayo in maalmaha soo...
Wadahadalladii laga dhex waday Ahlusunna iyo Qoorqoor oo fashilmay
Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa deegaanka Bohol oo ay ku sugan yihiin ciidamada Ahlusunna ayaa sheegay...
Miisaaniyadda Galmudug Ee 2022-K Oo Baarlamaanka La Horgeeyay
Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta oo Axad ah kulankoodii caadiga ahaay yeeshay waxaana shir gudoominayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayna ku...
Jubbaland oo DFS ku eedeysay inay hortaagan tahay gurmad la gaarsiiyo Gedo
Maxamuud Sayid Aadan Madaxweyne kuxigeenka 1aad ee dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa ku eedeeyay Ciidamada dowladda Soomaaliya ay geysay Gobolka Gedo inay hortaagan yihiin in...
RW Rooble oo ka hadlay doorashada Golaha Shacabka ee la qorsheeynaayo
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Rooble ayaa Gudsiga doorashooyinka Gobolada Waqooyi uga mahad celiyay shaacinta jadwalka doorashada 9 kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka BFS...
Madaxweynaha Kenya oo gaaray Addis Ababa
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa Maanta kusoo dhaweeyay Magaalada Addis Ababa Madaxwaynaha Kenya Uhurre Kenyata.
Imaanshaha Uhurre ee Addis ayaa kusoo beegmaya xilli qalalaase...
Dowladda Jabuuti oo kasoo horjeesatay War kasoo yeeray Mareykanka
Dowladda Jabuuti ayaa maanta sheegtay in dhulkeeda aan loo adeegsan doonin farogelin dagaal oo lagu sameeyo dalalka deriska la ah.
Hadalkan ayaa yimid kadib markii...