Yuusuf Daba-geed “Ciidamada Beledwayne la geeyay laguma boobayo Doorashada”
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle, Yuusuf Axmed Xagar Dabageed ayaa sheegay in Ciimada Dowladda Federaalka ee la geeyay magaalada Beledwayne aan lagu boobi dooni...
Koofur Galbeed oo shaacisay jadwalka Doorashada 13 kursi
Guddiga hirgelinta doorashooyinka ee Heer dowlad Goboleed ayaa Maanta oo Jimce ah shaaciyay jadwalka doorashada 13 kursi ee deegaan doorashadoodu tahay KGS gaar ahaan...
Galmudug oo hakisay Doorashada Kursi kamid ah Golaha Shacabka
Guddiga Maamulka Doorashada Galmudug ayaa hakiyay Doorashada kursi kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo ay dhowaan shaaciyeen jadwalkiisa Doorashada.
WarSaxaafadeed ka soo baxay Guddiga ayaa...
Guddiga doorashooyinka Koonfur Galbeed oo shaaciyay kuraastii ugu dambeysay ee taalla Baraawe
Guddiga hirgelinta doorashada KGS SEIT ayaa shaaciyey qeybtii labaad 13 kursi deegaan doorashada KGS Baraawe.
Horay Koonfur Galbeed waxay u qabatay doorashada 13 Kursi oo...
Weerar lagu qaaday Garoon ku yaal Sacuudiga
12 qof ayaa lagu dhaawacay firirka diyaarad Drone ah oo lagu weeraray garoonka diyaardaha Abha ee dalka Sacuudiga, taasi oo Sacuudiga ay sheegeen inuu...
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Amniga Bedweyne kala hadlay Odayaasha Dhaqanka
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Beledweyne kulan la qaatay Nabadoonada Waxgaradka iyo Cuqaasha beesha Gaaljecel oo kamid ah beelaha...
DFS oo ka hadashay meydadka Soomaali laga helay xadka Giriiga & Turkiga
Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in lagu soo wargeliyay in dadka tahriibayaasha ahaa ee meydkooda laga helay xadka Giriiga iyo Turkiga ay...
Dowladda Shiinaha oo si adag uga hadashay Booqashada Twain ee wefdiga Somaliland
Xilli ay Twain booqasho ku joogaan Wefdi heer Wasiir ah oo socda Somaliland ayaa waxaa Safarkaasi si adag uga hadlay Dowladda Shiinaha oo sheegata...
Golaha Wasiirada Somaliland Oo Ka Shiray Xaaladda Abaaraha Baahsan Ee Jira
Golaha Wasiirada Somaliland ayaa Maanta Magaalada Hargeysa ku yeeshay kulankii 87-aad ee Golaha, waxaana Shir guddoomiyay kulankaas Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinayey madaxweyne-ku-xigeenka...
Axmed Madoobe oo maanta shir gudoomiyey kulanka golaha wasiirada.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland axmad Maxamad Islaam oo maanta shir gudoomiyay shirka golaha Wasiirada ayaa golaha wasiirada uga warbixiyey xaalada guud ee amniga, arimaha...


















