Wasiirka Amniga Puntland oo ka hadlay sababaha xilka looga qaaday Agaasimihii PSFg
Wasiirka Amniga Puntland, Cabdisamad Maxamed Gallan ayaa ugu baaqay Agaasimihii hore ee Ciidamada Amniga ee PSF, Maxamuud Cismaan Diyaano in uu wareejiyo xilka, isla...
Beesha Caalamka oo war ka soo saartay Cabashooyinka ka taagan Doorashada Golaha Shacabka
Beesha Caalamka ayaa Guddiyada Doorashada ugu baaqday in la tix geliyo cabashada Musharixiinta, lagana dhigo Doorashada Tartan furan oo xallaal ah.
Hoos ka akhriso
Saaxiibada caalamku...
Prof. Jawaari Oo Ku Dhawaaqay In Loo Diiday Tartanka Doorashada Golaha Shacabka
Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa shaaca ka qaaday inuu isaga soo tegay Magaalada Baydhabo oo maalmihii...
Wasiirka Cusub ee Arrimaha Dibedda oo si rasmi ah maanta xilka ula wareegay.
-Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Dowladda Soomaaliya Cabdisaciid Cali ayaa maanta xilka kala Wareegay Wasiirkii hore ee Wasaaradda...
R/wasaare Rooble oo cambaareeyay qaraxii Muqdisho ee khasaaraha dhimashada uu ka dhashay.
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo war kazoo saaray qaraxii maanta ka dhacay muqdisho ee khasaaro dhimashada iyo dhaawac uu ka dhashay ayaa...
Maamulka Iskuulka Mucaasir oo faah faahiyay khasaaraha kasoo gaaray qaraxa
Maamulka Sare Iskuulka Macaasir ee Magaalada Muqdisho oo kuyaal inta u dhaxeeysa Isgoyska Tarabuunka iyo Madaxtooyadii hore ee Cabduqaasim ayaa faah faahin ka bixiyay...
Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland oo looga hadlay Amniga iyo Covid-19.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedkaasi.
Kulanka waxaa kasoo qeyb galay Madaxweyne Ku-xigeenka...
Madax weynaha Koofur galbeed oo kulan la qaatay Boqor Buurmadow
Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Magaalada Baydhabo oo ah Xarunta KMG ah ee Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi uu horkacayay...
Ciidamada PSF-ta Puntland oo baneeyay furimaha dagaalka & kuwo kale oo la wareegay
Ciidamo ka tirsan kuwa Daraawiishta Dowlad Goboleedka Puntland oo wata gaadiidka dagaalka noocyadiisa kalan ayaa xalay xilli dambe gaaray saldhiga weyn ee degaanka Sugurre...
Booliska Soomaaliya oo faahfaahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay Muqdisho
Taliska booliska Soomaaliya oo war ka soo saaray qaraxa ayaa sheegay in 8-qof ay geeriyootay 17 kalena ay dhaawacmeen, kadib markii gaari Sruf ah...