Jadwalka doorashada Xidlhibaanada Banaadiriga oo la shaaciyay
Guddiga Maamulka Doorashooyinka Xildhibaanada Banaadiriga ayaa shaaciyay Jadwalka doorashada 5ta kursi ee beelaha BANAADIRIGA ku matali doona Golaha Shacabka ee lagu dooran doono Magaalada...
Madaxweynaha Somaliland oo qaabilay Xubno katirsan Baarlamaanka UK
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay wafdi xildhibaanno ah oo ka socda Baarlamaanka dalka Uk oo uu hoggaaminayo MP....
Dowladda Soomaaliya oo codsi la xiriira Abaaraha u dirtay Shiinaha
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Cusmaan Abokar Dubbe la kulmay Safiirka Shiinaha FEI Shengchao.
Kulanka Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane...
Mahad Salaad oo markale loo doortay xildhibaan ka tirsan golaha shacabka
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa markale loo doortay Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka ee BFS , waxaa uuna u tartamayay kursiga tirsigiisu uu yahay Hop147,...
Ciidamo Boolis ah oo dagaal ku dilay Taliyaha Saldhiga Booliska Beledweyne.
Taliyaha Saldhigga ciidamada booliska Magaalada Beladweyne Laba Xidigle Maxamed Xuseen Maxamuud Duur-jooge ayaa goordhow ku geeriyooday dagaal afafka hore ee Saldhigga ku dhaxmaray ciidamada...
Maxaa looga hadlay shirka golaha wasiirada Jubbaland?
Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan.
Madaxweynaha ayaa golaha warbixin ka siiyay...
Deni oo guddoomiyay Shirka golaha wasiirada Puntland.
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland, oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Kordhinta Mushaharaadka Shaqaalaha, Ansixinta...
Ciidanka xoogga dalka oo howlgal qorsheysan sameeyay
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 64aad ee Guutada 7-aad ayaa Howlgal qorsheysan ka fuliyey tuulooyin hoostaga degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose,...
7 Xildhibaan Oo Maanta Lagu Doortay Magaalada Muqdisho
Doorashada kuraasta 7 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Gobolada Waqooyi Somaliland ayaa Maanta lagu doortay Magaalada Muqdisho, gaar ahaan Dugsiga tababarka Ciidanka...
Galmudug oo shaacisay kuraas lagu dooranayo Magaalada Gaalkacyo
Guddiga Doorashada heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa shaaciyay qabashada doorashada 11-ka kursi ee deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Gaalkacyo oo ah Goobta degaan doorashada...


















