Xubno ka socda DFS & dowlad Goboleedyada oo shir uga furmay Kismaayo
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Xilgaarsiinta ee Soomaaliya Dr Fowsiya Abiikar Nuur ayaa maanta ka furtay Magaalada Kismaayo shirka wadatashiga Wasaaradaha xubnaha...
Saddex kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo lagu doortay Magaalada Baydhabo
Guddiga doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa Maanta waxaa ay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ku qabteen doorashada Saddex kamid ah...
Afar kamid ah Golaha Shacabka oo Maanta lagu doortay Baydhabo
Maanta waxaa Magaalada Baydhabo ka dhacday doorashada Afar kamid ah kuraasta Golaha Suacabka oo uu kujiro kursiga HOP103 oo horay ugu fadhiyay guddoomiyihii hore...
Maxaa looga hadlay kulan ka dhacay Madaxtooyada uu soo qaban qabiyay Agaasimaha Cusub?
Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Ciise (Maxamed Dheere) oo kulan la qaatay Agaasimeyaasha Waaxyaha Madaxtooyada ayaa uga mahad-celiyey soo dhaweynta...
Maxay ka wada hadleen RW Rooble iyo Midowga Musharixiinta Mucaaradka?
Waxaa kulan saacado socday Madaxtooyadda Soomaaliya ku yeeshay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble iyo Midowga Musharixiinta Mucaaradka ah, kaasi oo looga hadlay arrimaha...
R/wasaare Rooble iyo Midowga musharixiinta oo kulan ka yeeshay Doorashada Aqalka Hoose ee BFS.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble maanta kulan kula qaatay Magaalada Muqdisho Xubnaha Midowga Musharixiinta kuwaas oo walaac xoogleh ka muujiyay doorashada aqalka...
Deni ” Waxaan u dhaartay waa ilaalinta sharciga, midaasna cid aan kala gorgortamayo ma...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inay muhiim tahay in cidkasta ay sharciga ilaaliao sigaar ah Ciidamada kala duwan ee Puntland oo...
Shir ku saabsan waxbarashadda oo DFS iyo kuwa dowlad Goboleedyada Dalka ugu furmay kismaayo.
Waxaa maanta shir uu ka furmay Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ka ee Dowlad Goboleedka Jubbaland, kaas oo looga hadlayay Horumarinta Manhajka Waxbarashada Iyo...
Puntland oo sheegtay in Ciidamada PSF ta ay barakac ku hayaan Shacabka Boosaaso.
hir jaraa’id uu magaalada Garoowe ee Xarunta Puntland warbaahinta ugu qabtay duqa degmada Boosaaso ee Gobolka Bari ayuu kaga hadlay Ciidamada PSF ta ee...
Hay’adda PSF ta oo soo bandhigtay Ciidamo ka soo goostay Daraawiishta Puntland.
-Hay’adda PSF ta ayaa magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari waxaa ay kusoo bandhigtay Ciidamo badan oo ka tirsan kuwa Daraawiishta Puntland, kuwaas oo sheegay...