Dad Shacab ah oo lagu dilay degaan katirsan Gobolka Mudug

0
Maleeshiyaad hubeysan ayaa laba qof oo Shacab ahaa waxaa ay ku dileen Deegaanka Saaxo ee Gobolka Mudug, iyaga oo dilka kadib goobta ka baxsaday. Maleeshiyaadka dilka...

Saddex Xildhibaan oo maanta lagu doortay Kismaayo

0
Waxaa maanta magaalada Kismaayo lagu doortay saddex xildhibaan oo kamid noqon doona Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaan Cadar Xareed Jibriil ayaa ku guuleystay kursiga...

Kismaayo: Doorashada Saddex kursi oo ka socota magaaladaasi

0
Waxaa ka socota magaalada Kismaayo Doorashada saddex kursi kamid ah Golaha Shacabka, kuwaasi oo deegaan Doorashadooda tahay Maamulka Jubbaland. Doorashada kursiga ugu horreeya ayaa hadda...

Guddiga Doorashada HF oo ka hadlay sida laga yeelayo Kuraasta Garbahaarey

0
Maalmihii la soo dhaafay waxaa si dar dar ah mamaul goballeedyada qaar uga socotay doorashada Golaha shacabka ee baarlamanaka cusub ee federaalka Soomaaliya iyadoo...

Qaar ka mid ah Musharaxiinta kuraastoodu taallo Bosaaso oo walaac muujiyay

0
Warsaxaafadeed kasoo baxay qaar kamid ah musharrixiinta Golaha Shacabka ee kuraastooda taallo Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa walaac ka muujiyay sida loo...

Beesh Caalamka “Musharixiinta waa in ay wada tartamaan Caqabad la’aan”

0
Saaxiibada caalamku waxay mar kale hoosta ka xarriiqayaan baahida loo qabo in sixidda qaladaadka habraaca loo wajaho si dhexdhexaad ah oo daah-furan si loo...

Mareykanka oo mar kale hanjabaad u diray Madaxda Soomaalida

0
Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa Madaxda Soomaalida u soo jeedisay in ay Doorashada Golaha Shacabka ku soo gaba gabeeyaan, xilligii ay hore ugu heshiiyeen...

Axmed Madoobe oo la kulmay xildhibaano maanta lagu doortay Kismaayo

0
Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay xildhibaanada Cusub ee maanta lagu doortay Magaalada Kismaayo. Xildhibaanadan oo kala ah, Nasro Mahdi...

Halkan ka Dhageyso Fariinta Wacyi gelinta Nadaafada iyo Faya dhowrka Baardheere

0
PROJECT: Emergency Water Supply, Sanitation and Hygiene Promotion (WASH) for displaced vulnerable people in IDPs settlements in Bardera District, Gedo Region, Somalia. FUNDED BY: SHF...

Halkan ka Dhageyso Fariinta Wacyi gelinta Nadaafada iyo Faya dhowrka Baardheere

0
PROJECT: Emergency Water Supply, Sanitation and Hygiene Promotion (WASH) for displaced vulnerable people in IDPs settlements in Bardera District, Gedo Region, Somalia. FUNDED BY:...

XULASHADA