Ciidamada itoobiya oo qabsanaya deegaano muhiim u ah TPLF

0
Ciidamada Difaaca Itoobiya ayaa u muuqdo kuwo maalmihii ugu dambeysay horumar ka sameynayay dagaalka ay kula jiraan kooxaha fallaagada, waxaana wararka ay sheegayaan in...

Goormee la xareeynayaa Odayaasha xulaya ergada dooraneysa Xildhibaannada Gobolada Waqooyi?

0
Waxaa Maanta oo Arbaco ah lagu wadaa in la xareeyo qaar kamid aj Odayaasha Dhaqanka ee soo xulaya ergada dooraneysa 16 kamid ah kuraasta...

Kulamo lagu dajinayo xiisadda ka dhalatay Agaasimaha PSF oo ka socoda Boosaaso

0
Waxaa maanta deggan xaaladda magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari, taasi oo maalmihii la soo dhaafay ay ka taagneyd xiisad u dhaxeysa Ciidamada Ammaanka ee...

DENI oo hadal kulul ku weeraray Saraakiisha Ciidamada PSF

0
Xilli weli Magaalada Boosaaso ay ka taagan tahay xiisad ka dhalatay xilka qaadistii Agaasimaha Ciidamada Hay’adda PSF ayaa Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi...

Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo ku dhawaaqay baarista Kursiga HOP103

0
Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Heer Federaal Maxamed Xasan Cirro ayaa sheegay in ay dhawaan bilaabayaan baaritaanka kursiga HOP#103 oo tabashada ka timid, kaas oo dhawaan...

RW Rooble oo la Madaxda D/goboleedyada kala hadlay Cabashada ka taagan Doorashada

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa guddoomiyay kulan ay habka fogaan aragga ku yeesheen Golaha Wadatashiga, kaasi oo looga hadlay Cabashada ka...

Boqor Buurmadow oo raali galin ka bixiyay hadal si qaldan loo fahmay .

0
Boqor Cismaan Aw-Maxamuud Maxamed (Buurmadow) ayaa raali gelin ka bixiyay hadal uu horey u sheegay oo ku tilmaamay in uu ahaa mid kaftan ah...

Lafta gareen oo lagu wado inuu gaaro Kismaayo

0
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa maanta lagu wadaa inuu gaaro magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ee Jubbaland. Lafta gareen ayaa lagu wadaa inuu...

Maamulka Gobolka Banaadir Oo Sheegay Inay Gudbiyeen Dacwad Ka Dhan Boqor Buurmadow

0
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay inay gudbiyeen dacwad ka dhan Cismaan Aw Maxamuud Maxamed “Boqor Buurmadow si loo soo xiro. Guddoomiye Ku xigeenka Amniga &...

Maamulka Gobolka Hiiraan oo Hay’ado Caalami ah kala hadlay waxka qabashada fatahaadaha

0
Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa maanta kulan la qaatay wafdi ka socday (UNISOM) iyo Xubno ka tirrsan hay’adda (FAO), waxaana kulanka Goobjoog...

XULASHADA