Somaliland oo digniin u dirtay dadka ka qeyb gala siyaasadda Soomaaliya
mamnuucday dadka ku nool halkaas qeybgelka arrimaha siyaasadda Soomaaliya, sida laga soo xigtay wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha.
Somaliland waxay sheegtay in tallaabo adag laga...
Khilaafka U Dhexeeya Dhinacyada Doorashada Golaha Shacabka Ee Somaliland Oo Cirka Isku Sii Shareeray
Iyadoo ay soo baxayaan khilaafyo hoose oo u dhexeeya dhinacyada ku lugta leh doorashada Golaha shacabka ee Gobolada waqooyi, ayaa waxaa cirka isku sii...
Guddiga Doorashada Somaliland Oo Markii Ugu Horeysay Shaaciyay Magacyada Oday Dhaqameedka Soo Xulaya Ergada
Guddiga doorashada ee Somaliland ayaa markii u horeysay shaaciyay magacyada oday dhaqameedka iyo bulshada rayidka ee soo xuli doono Ergada dooraneysa illaa shan kursi...
Abiy Ahmed oo ku hanjabay inuu cagta marinayo kooxda TPLF
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in ‘dhawaan cagta la marinayo cadowga’ xilli uu shaaciyay in ciidamada militeriga ay TPLF dib uga qabsadeen...
Dagaal ka dhacay Jubbada Hoose & faah faahin laga helayo
Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal culus oo degaan ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose ku dhex-maray Ciidamada Kenya oo ka tirsan...
imaaraadka Carabta u fadhiya dalka kala hadlay Abaaraha kajira Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada faderaalka soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Axmed Alcuthman
Ra’iisul Wasaaraha iyo...
Askari ka tirsan booliska Kenya oo toogtay xaaskiisa iyo 5 ruux kale.
Askari ka tirsan booliska Kenya ayaa shalay toogasho ku dilay shan qof oo ku sugnaa magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, kahor inta aanu...
Nin laba Carruur ah oo Xaaskiisu dhashay ku dilay duleedka Muqdisho
Meydka labada Carruurta ah oo muddo saacado ah la’aa kalana ahaa Wiil iyo Gabar ayaa waxaa saaka laga helay Xaafadda Jaamacadda Shabeelle oo ka...
Booliska Somalia oo War kasoo saaray dilka Carruurta Walaalaha ah
Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gashaanle Cabdifitaax Aadan Xasan ayaa faah faahin ka bixiyay dhacdo lagu dilay laba Carruur Walaalo ah oo ka dhacday Aaga...
Ciidanka Puntland oo burburiyay saldhigyo Al-shabaab ay ku leeyihiin Bari
Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa sheegaya in ciidamada Puntland ay hawlgal qorsheysan ay ku qaadeen dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab, kuwaasi ku sugnaa buuraleyda...