Galmudug oo shaacisay xubnihii soo xuli lahaa Seddex Kursi oo Golaha Shacabka ah.

0
Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa Maanta shaaciyay guddiyadda xulista kuraasta kala ah HOP#012, HOP#048, HOP#137 iyo waqtiga la qabanayo Doorashada...

Maamulka gobolka Gedo oo war kasoo saaray doorashada Degmada Garbahaarey

0
Guddoomiyaha maamulka gobolka Gedo, Mudane Axmed Buulle Gareed ayaa ka hadlay doorashada 16-ka kursi ee taalla gudaha magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka, kuwaas ay...

Guddiga xalinta khilaafaadka oo fasaxay kursiga uu ku guuleystay Fahad Yaasiin

0
Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka ayaa fasaxay 5 kursi uu kamid yahay kursiga Hop#086 kaas oo ku guuleystay Fahad Yaasiin Xaaji Daahir. Kuraastaan 5-ta ah ayaa...

Rooble oo kulan la qaatay Hay’adaha Amniga iyo Taliska AMISOM.

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyey shirka Amniga Qaran oo looga hadlayay xooninta amniga Dalka, la dagaalanka Argagaxisada , dardargelinta sugidda amniga...

Ciidanka dowladda oo sheegay in ay gubeen Saldhigyo ay lahaayeen Shabaab

0
Milateriga Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee DANAB ay burburiyeen Saldhigyo Al-shabaab ku lahaayeen gobalka Hiiraan. Milatariga ayaa sidoo kale...

Guddiga Doorashada KGS Oo Ka Hor Yimid Go’aankii Kasoo Baxay Guddoonka FEIT

0
Guddiga doorashada Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in qabanayaan doorashada kuraas ka mid ah Golaha Shacabka, kuwaasi oo Guddoonka guddiga doorashooyinka Heer Federaal ay...

Taliyaha Asluubta “Markii Lagu Mashquulay Siyaasadda, Al-Shabaab Waxay Kordhiyeen Weeraradooda”

0
Taliye Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa sheegay in markii lagu mashquulay siyaasadda iyo doorashada ay kordhisay weeraradeeda Al-Shabaab. Taliyaha ciidanka Asluubta oo ka hadlayey munaasabad lagu...

DFS oo sheegtay in la dilay Sarkaal iyo dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab

0
Saraakiisha Ciidamada Xoogga Guutada 16-aad ayaa sheegay in dileen sarkaal iyo dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab, kuwaasi oo ku sugnaa deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan. Saraakiisha...

Taliska Booliska Oo Xaqiijiyay In Ay Gacanta Ku Dhigeen Kooxo Maanta Weeraro Ka Gaystay...

0
Ciidamada Amniga ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen kooxo Weerar Bambooyinka gacanta loo adeegsaday ku qaaday Saldhigyada Boliiska qaar ka mid ah degmooyinka...

Maxkamadda Degmada Cadaado oo xukun ku riday eedeesanayaal lagu qabtay maandooriyaha Qamrigga.

0
-Maxkamad ku taalo Degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud, ayaa xukun ku riday Eedeesanayaal lagu soo eedeeyay in ay wadeen Maandooriyaha Khamriga kuwaa oo lagu...

XULASHADA