Somaliland oo xukun ku riday Suxufiyiin uu ka mid yahay Coldoon
Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ee Somaliland ayaa min hal sanno iyo afar bilood ku xukuntay wariyeyaasha kala ah Mohamed Ilig iyo Cabdijibaar Maxamed halka ay...
Wafdi Ay Hogaaminayso Wasiirka Caafimaadka Oo Shir Caalami Ah Uga Qaybgelaya Geneva
Wafdi ay hogaaminayso Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Dawladda Federalka Soomaaliya Dr.Fawziya Abikar Nur ayaa waxay ka qayb galayaan Shirweynaha Sanadlaha ah ee Hay’adda Caafimaadka...
Madaxweyne Xasan Sheekh “Ciidamada Eritrea jiray muddo dheer wey naga maqnaayeen waana wiilasheeni”
Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa sheegay inay ka shaqeyn doonaan sidii ciidamadii Eritrea la geeyay dalka sida uga dhakhsiyaha badan dalka dib...
Farmaajo oo ka hadlay dhalinyarada ku maqan dalka Eritrea
Xafladda xil wareejinta Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Farmaajo isagoo ka hadlaya waxaa sheegey inuu Madaxweynaha la doortey ku wareejiyey ciidamo 5000 ah oo ku...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo mar kale la kulmay Madaxweynaha Imaaraatka
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa mar kale maanta la kulmay madaxwaynaha Dowladda Isutagga Imaaraadka Sheikh Maxamed Bin Zayid Al Nahyaan.
Kulankaan oo...
Gudoomiyaha golaha Shacabka oo la kulmay Wakiilka Xog-hayaha Guud ee QM
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta kulan la qaatay Wakiilka Xog-hayaha Guud Qaramada Midoobay u qaablisan...
Ruushka oo jaray gaaska dabiiciga ah ee uu siin jiray Finland
Shirkadda tamarta Gazprom ee Russia ee ayaa Sabtida maanta ah sheegtay in ay joojisay gaaska dabiiciga ah ee ay siin jirtay Finland maadaama dalkaasi...
Dadaallada lagu raadinayo xilka Ra’iisulwasaaraha oo ka socda Muqdisho
Dadaallada lagu raadinayo xilka Ra’iisulwasaaraha ayaa ka socda magaalada Muqdisho, waxaana Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu qaabilay saacaddihii lasoo dhaafay siyaasiyiin qaarkood...
Itoobiya oo Maxkamad soo taagtay Saraakiil Sar sare oo Abiy Axmed kasoo horjeestay
Jeneraal caan ah oo ka tirsan dowladda Itoobiya oo dhaliili jiray xukuumadda Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa Jimcihii kasoo muuqday maxkamadda, kadib markii toddobaadkan...


















