Dowladda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo celisay Dhalinyaro ku xayirnaa dalka liibiya
Xafiiska Ergayga Gaarka ee Dib u soo celinta Muhaajiriinta iyo Carruurta ee Dowladda Soomaaliya, ayaa maanta dalka dib ugusoo celiyey 9 dhallinyaro Soomaaliyeed oo...
Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay Kalluumeysiga Sharci darada ah
Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda DFS, ayaa soo saartay bayaan ku saabsan ilaalinta kheyraadka nool ee badaheenna ku jira.
Wasaaradda oo ka masuul ah khayraadka...
Aadan Barre oo Wasiir loo magacaabay
Aadan Barre Du’caale, ayaa madaxweynaha Kenya u magacaabay Wasiirka difaaca waddankaasi.
Hore waxa uu u soo noqday guddoomiyaha aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya, iyadoo sannadkana markale loo...
Duqeyn cusub oo ka dhacday caasimadda gobolka Tigray ee Mekelle
Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay duqeyn cusub oo ka dhacday caasimadda gobolka Tigray maanta, waxaa sidaas sheegay isbitaalka ugu weyn magaalada.
“Waxaa dhacay...
Madaxweyne Xasan Shiikh oo Khudbad Shirka Golaha Ammaanka Ee Qaramada Midoobey
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey ayaa soo bandhigay dadaallada Dowladda ee...
Wasiirka Arromaha Gudaha oo Galmudug Kala Hadlay Howlgallada Ka Dhanka ah Al-shabaab
Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Axmed Maclin Fiqi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wasiirka arrimaha gudaha...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in howlgal lagu dilay 15 katirsan Al-Shabaab
Ciidamada Xoogga Dalka ee ka hawlgallaya deegaanka Sinadhaqa oo kuyaalla duleedka Magaalada Dhuusamareeb ee Gobalka Galguduud ayaa dagaal saacado badan qaatay waxaa ay la...
Puntland oo kasoo horjeesatay go’aan kasoo baxay dowladda Soomaaliya
Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda dawlad Goboleedka Puntland ayaa ka hortimid go’aan ay ku sheegtay sharci darro oo kasoo baxay Wasaaradda Kalluumeysiga Xukuumadda Federaalka...
UK oo ku dhawaaqday taageero cusub oo ay siineyso dalal ay Soomaaliya ku jirto
Dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay in ay bixineyso taageero cusub oo ay ugu deeqeyso dadka ay abaarta saameysay ee geeska Afrika ku nool.
Wasiirka horumarinta UK...
Madaxweynaha Mareykanka oo cambaareeyay duulaanka uu Ruushka ku qaaday Mareykanka
Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa wax aan la aqbali karin ku tilmaamay duullaanka madaxweyne Vladimir Putin ee dalka Ukraine, iyada oo hoggaamiyaha dalka...


















