Aadan Madoobe oo xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka si rasmi ah ula wareegay
Waxaa goordhow soo dhamaaday kulanka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya, xili uu shir guddoon ka ahaa Guddoomiyaha la doortay ee Sheekh Aadan...
Maxaa looga hadlay kulan ay yeesheen guddoonka aqalka Sare ee BS?
Maan waxaa kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho Guddoonka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, xili uu shir guddoon ka ahaa Guddoomiyaha golahaas Cabdi Xaashi Cabdullaahi...
Farmaajo oo la kulmay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee baarlamaanka
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada kulan soo dhoweyn ah kula qaatay guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur...
Booliiska Soomaaliya oo ka shiray adkeynta Amniga dalka
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa maanta Xarunta Akadeemiyada Ciidanka Booliska ee Janaraal Kaahiye, shir kula qaatay saraakhiisa sarsare ee...
DF Soomaaliya oo sheegtay in berri ay Soon tahay
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS waxay shacabka Soomaaliyeed ayaa sheegtay in maalinta berri ay soon tahay, isla markaasna 30-ka Bisha barakeysan ee Ramadaan...
Booliiska Israel oo Falastiiniyiin ku dilay Daanta galbeed
Ciidamada Israa’iil ayaa la sheegay iney nin Falastiini ah ku dileen howlgal ay ka fuliyeen Daanta Galbeed ee la haysto.
Wasaaradda caafimaadka Falastiin waxay sheegtay...
C/salaan Dhabancad oo ka hadlay doorashada Guddoomiye ku-xigeenada Golaha Shacabka
Xarunta teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho waxaa ka socoto diyaar garowgii ugu dambeeyay ee doorashada guddoomiye ku-xigeenada Golaha shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya,...
Madaxda Soomaalida oo soo dhaweeyay doorashada guddoomiye ku xigeenada golaha shacabka ee la doortay
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Guddoomiye Ku-xigeennada Cusub ee Golaha Shacabka oo loo kala doortay, Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Marwo Sacdiya...
Madaxweynaha Somaliland oo farageliyay khilaaf soo kala dhex-galay guddiga doorashooyinka
Shalay ayaa waxaa khilaaf xoogan uu ka dhex biloowday Guddiga doorashoyinka Soomaaliland ,kaas oo keenay in qaar kamid ah xubnaha guddiga ay sheegaan inay...
Baarlamaanka Carabta oo ka hadlay doorashada Guddoonka Golaha Shacabka
Baarlamaanka Carabta ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ee xalay Xildhibaannada...


















