Akhriso: Maxaa Kaoo Baxay Shirkii Kusoo Idlaaday Magaalada Dhuusamareeb?
Magaalada Dhuusamreeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay shir ay isugu yimaadeen siyaasiyiin, waxgaradka, xildhibaanno, wasiirro heer federal ah madaxweyne...
Sacuudiga oo xiray oo muwaadin Mareykan ah xilli ay xiisad kala dhaxeyso
Muwaadin Mareykan ah oo lagu xiray dalka Sacuudi Carabiya ayaa loo ciqaabayaa qoraallo uu soo dhigay twitter-ka oo la xiriira mowduucyo ay ka mid...
Qarax lagu burburiyay Buundada degmada Buulo Burde
Wararka naga soo gaaraya degmada Buulo-Burde ee Gobolka hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in buundada degmadaas uu Galabta ka dhacay qarax xoogan oo geystay...
Dowladda Soomaaliya oo soo dhoweysay qiimeyntii ugu dambeysay ee IMF
Wasiirka Wasraaradda maaliyadda dowladda federaalka Soomaaliya Dr; Cilmi Maxamed Nuur ayaa sheegay warbixintii ugu dambaysay ee ay hay’adda lacagta Adduunka IMF kasoo saartay hannaanka...
Madaxweyne Deni oo kulan la yeeshay xubnaha beesha caalamka
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirweyne ay Beesha Caalamka iyo Puntland isugu yimaadeen, Kaasi oo ay kasoo qeybgaleen wafdi...
Wararka Mareykanka oo xayiraad kusoo rogay shabakad maaliyadda iyo hubka u qaabilsan Al-Shabaab
Dowladda Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in shabakad Al-Shabaab u qaabilsan fududeynta dhaqaalaha iyo hubka oo xayiraado lagu soo rogay.
Waaxda Maaliyadda Mareykanka ayaa bayaan...
Shir laga yeeshay sugida Amniga Magaalada Muqdisho
Wasiirka Amniga Maxamed Axmed Sheekh Cali ayaa shir-gudomiyay kulan ay isugu yimaadeen masuuliyiin ka socda Wasaarada Amniga Gudaha, Taliska Ciidanka Boliiska iyo Maamulka Gobolka...
Dowladda oo ku dhawaaqday in degaano korleh uu ka bilaabanayo kacdoonka ka dhanka ah...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa faah faahin Guud ka bixisay howlgallada ka dhanka ah Ururka Al-Shabaab ee ka socda Gobolada dalka, kaas oo...
Khasaaro ka dhashay dab ka kacay Guri kuyaalla Muqdisho
Dabkan oo geystay khasaaro hantiyadeed ayaa Maanta waxaa uu ka kacay Guri kuyaalla Suuqyaraha degmada Cabdul casiis ee gobolkan Banaadir, kaas oo sida la...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo furay siyaasadda Qaran ee Qurbajoogta
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa maanta daah furay munaasabad lagu soo bandhigayay Siyaasadda Qaran ee Qurbajoogta Soomaaliyeed, si...


















