Axmed Karaash oo si dadban weerar Afka ah ugu qaaday Madaxweyne Saciid Deni
Kusimaha Madaxweynaha Puntland ahna Maaxweyne kuxigeenka maamulka Axmed Cilmi Cismaan Karaasha ayaa Maanta lagu soo dhaweeyay Magaalada Qardho, isaga oo ka ambabaxay Magaalada Garoowe...
Xildhibaan Sacdiyo Salaad oo loo doortay Gudoomiye ku xigeenka golaha Shacabka
Xildhibaan Sacdiyo Yaasin Xaaji Samatar ayaa ku guuleystay Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Sacdiyo oo laga soo doortay Puntland ayaa...
Xildhibaan Abshirow oo loo doortay Gudoomiye ku xigeenka labaad ee golaha shacabka
Xildhibaan Sacdiya Xaaji Samatar ayaa ku guuleysatay kursiga guddoomiye ku xigeenka 1aad ee golaha shacabka BJFS ayada oo heshay Codad dhan 137 .
Sido kale...
Wasiirka Amniga oo Shaqa joojin ku sameeyay Taliyaha Ciidanka Booliska
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa soo saaray Wareegyo uu sheegay in uu Shaqada kaga joojiyay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi...
Axmed Karaash oo shir deg deg ah la yeeshay Guddiga Amniga Gobolka Mudug
Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo kusugan Magaalada Gaalkacyo ayaa xalay kulan la qaatay guddiga Amniga gobolka...
Al-Shabaab oo weerar ka geystay duleedka Gaarisa & khasaaro ka dhashay
Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa la sheegay inay weerar ku qaadeen Goob ay ku sugnaayeen Ciidamo Soomaali ah oo ka hoos Shaqeeya Maamulka...
Sheekh Shariif & Xasan Sheekh oo bilaabay dadaalo xal loogu raadinayo xiisadda Afisiyooni
Dadaalo xal loogu raadinayo in laga hortago isku-dhac dhex-mara Hay’adaha Amniga ayaa billowday, waxaana horboodaya Madaxweynayaashii hore ee dalka ee Sheekh Shariif & Xasan...
Akhriso:- Khilaaf ka taagan sugida amniga doorashada guddoonka Golaha Shacabka ee BFS
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isku khilaafsan cida sugeysa ammaanka guud ee dooraahada guddoonka Golaha Shacabka...
RW Rooble oo dalka dib ugu soo laabtay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib safar maalmo qaatay oo uu ku joogay magaalada Geneva...
B/Caalamka “Waa inaan la ogolaanin xiisadaha siyaasadeed & dhacdooyinka amni inay carqaladeeyaan marxaladda ugu...
War-saxaafadeed kasoo baxay xubnaha Beesha Caalamka ayaa looga hadlay doorashadii guddoonka Golaha Aqalka Sare ee shalay Muqdisho lagu soo gabagabeeyay & tan maanta lagu...


















