Madaxweynaha maamulka Puntland oo gaaray dalka Zambia

0
daxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweeyay Caasimadda Dalka Zambia ee Lusaka oo ay maanta uga bilowmayso...

Wareeggii ugu dambeeyay wadahadallada hub ka-dhigista TPLF oo Nairobi ka socda

0
Wareegii ugu dambeeyay ee wadahadalada nabadeed ee u dhaxeeyay dowladda Itoobiya iyo wakiillada gobolka Tigray ayaa wakhti dheeri ah lagu daray, iyadoo taliyayaasha ciidamada...

Hay’adaha Sirdoonka Soomaaliya Itoobiya oo heshiis kala saxiixday

0
Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliya ee (NISA) Mahad Maxamed Salaad iyo Agaasimaha Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Ethiopia (NISS) M Temesgen...

Dowladda oo war kasoo saartay dagaal ka dhacay duleedka deegaanka Wabxo

0
Dowladda ayaa guulo ka sheegatay dagaalkii galabta ka dhacay deegaanka Ceelgorof ee goblka Galgaduud, waxaana qoraal kasoo baxay wasaaradda Warfaafinta lagu sheegay in duqeymo...

Aqriso: Madaxweynaha HirShabelle oo xilka qaadis iyo magacaabis sameeyey

0
Madaxweynaha Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday wasiir ku xigeenkii wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha maamulkaas Mudane Axmed Saney Maxamed...

Axmed Meyre Makaraan” Naf & Maal ayaan ku bixineeynaa inaan Al-Shabaab ka xoreeyno Gobolkeenna”

0
yada oo qeybo badan oo katirsan gobolada dalka ay ka socdaan howlgallo ka dhanka ah Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa Maamulka gobolka Shabeellaha dhexe ay...

Maxay ka wada hadleen RW Xamse & Madaxweynaha dalka Jabuuti?

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta aqalka Madaxtooyada Jabuuti kula kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle. War kasoo...

Madaxweynaha Somaliland oo cafis u fidiyay 594 Maxbuus

0
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne uu Cafis Guud u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada ku xiran, Iyadoo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u ambabaxay dalka Ereteriya

0
Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar shaqo manta ugu amba-baxay dalka Ereteriya, xilli shalay uu kasoo laabtay dalka Masar. War kasoo baxay...

Maxaa looga hadlay kulankii dhexmaray Madaxweyne Xasan iyo Wasiirka Difaaca Ireland

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo soo gaba-gabeeyey safar shaqo oo uu ku joogay dalka Masar ayaa la kulmay Wasiirka Arrimaha...

XULASHADA