Madaxweyne Xasan Sheekh oo amray in baaris lagu sameeyo weerarkii Villa Rays

0
Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa amray in baaris deg-deg ah lagu sameeyo weerarkii lagu qaaday Hotelka Villa Raysa...

Soomaaliya oo taageero ka codsatay Caalamka

0
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Cabdirahman abdishakur Warsame, ayaa waddanka Switzerland kaga qaybgalay furritaanka kalfadhiga 113-aad ee golaha...

Maamulka Koonfur Galbeed oo sheegay inay dileen Saraakiil katirsan Al-Shabaab

0
Ciidamada dowlad Goboleedka Maamulka Koonfur Galbeed ayaa howlgallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab saacadihii la soo dhaafay ka sameeyay degaano u dow degaanka Awdiinle...

Sheekh Aadan Madoobe oo si kulul uga hadlay Xeerka Jinsiga ee muranka dhaliyay

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Maanta kulankii Golaha Shacabka ka hor cadeeyay mowqifkiisa ku aadan Xeerka Jinsiga ee muranka...

Taliban Oo Ku Dhawaaqday Iney Qaadeyso Weeraro Argagixiso Oo Ka Dhan Ah Dowladda Pakistan.

0
Ururka Talibanta Pakistan ayaa sheegay in go’aankoodan inay ku saleeyeen iyaga oo kaga falcelinaya hawlgallada milateri ee ay dawladda Pakistan ku beegsanayso dagaalyahannadeeda ku...

Ciidanka Dowladda iyo Deegaanka oo Isaga Baxay Deegaanka Qaayib Ee Galgaduud

0
Wararka naga soo gaarao deegaanka Qaayib oo hoostaga degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegaaan in ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka ay...

Madaxweynaha maamulka Jubbaland oo magacaabis cusub sameeyey

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa magacaabis sameeyey, kadib wareegtooyin uu soo saaray. Axmed Madoobe ayaa ugu horrey nXasan...

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo ku dhawaaqay go’aan la xiriira howlgallada

0
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan oo safar kumaraya qeybo ka mida gobolka Hiiraan ayaa waxa uu sheegay in dib loo bilaabayo howlgalladii ka...

Maamulka degmada Warsheekh oo War kasoo saaray dadka Shacabka ah ee la dilay

0
Gudoomiyaha Golaha Deegaanka degmada Warshiikh Mudane Xasan Xaaji Darafeey ayaa si kulul uga hadlay weerarka lagu dilay dadka Shacabka ahaa ee isku qoyska ahaa,...

Ciidamada Macawiisleyda Shabeellaha Dhexe oo ku dhawaaqay dagaal horleh

0
Ciidamada dib u xoreynta degaanka ee la magac baxay Macawiisleyda ayaa sheegay inay xilligaan diyaar u yihiin inay laba jibaaraan howlgalka ka dhanka ah...

XULASHADA