Galmudug oo war kasoo saartay shaqaalle lagu afduubtay Caabudwaaq

0
Maamulka Galmudug ayaa war kasoo saartay shaqaalle ka tirsanaa Wasaaradda arrimaha gudaha Galmudug oo lagu afduubtay magaalada Caabudwaaq. Shaqaallaha la afduubtay waxaa ka mid...

Xildhibaano ka tirsan golaha Shacabka oo mooshin u gudbiyay Guddoonka

0
Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa gudbiyay mooshin ku saabsan ka doodista Amniga dalka iyo Xasaanadda Xildhibaanada. Xildhibaanadaan ayaa dalbaday in lagu soo daro...

Xukuumadda oo ansixisay Siyaasadda Jaangoynta Mushaarka & Darajooyinka Shaqaalaha rayidka

0
Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay yeeshan oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Hamza Abdi Barre waxa ay ku...

Sacdiya Yaasiin oo shaacisay in nolosheeda ay ‘halis ku jirto’ kadib arrintii ay sheegtay

0
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Soomaaliya, Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar oo war cusub soo saartay ayaa shaaca ka qaaday inay dareemeyso...

Madaxweynihii hore Shiinaha oo Geeriyooday

0
Hoggaamiyihii hore ee dalka Shiinaha Jiang Zemin, ayaa la soo wariyay in uu goordhaw geeriyooday isaga oo 96 sano jir ah kadib xanuun hayay. “Geerida...

Deni oo wadahadal la yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Norway

0
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa habka foggaan araga ee “Zoom”-ka kulan Kula qaatay Masuuliyiinta Dowladda Norway u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya. Masuuliyiinta Dowladda...

Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka oo ka digtay Roobab daadad wata oo ka da’a Dalka

0
Hay’adda maaraynta Musiibooyinka ayaa ka digtay roobab dabaylo wato oo ka da’a qaybo kamid ah gobalada dalka inta lagu gudajiro todobaadka ugu horeya ee...

Turkiga oo xiray nin Soomaali ah oo TIKTOK ku faafiyay muuqaal isagoo jeex jeexaya...

0
Ciidamada Ammaanka dalka Turkiga ayaa xasbiga dhigay muwaadin Soomaaliyeed oo bartiisa Tiktok ku baahiyay muuqaalka, isaga oo jex jeexaya lacagta waddankaas, taas oo ay...

Ururada Siyaasadda Puntland Oo Shuruudo Adag Ku Xiray Ka Qeyb Galka Doorashada Golaha Deegaanka.

0
Ururada Siyaasada ee Maamul goboleedka Puntand ayaa waxaa ay soo sareen warmurtiyeed kaddib markii muddo sadex maalmood ah ay kulan ku lahaayeen magaalada Garowe,...

Mareykanka oo saxiixay heshiis hub lagaga iibinayo dowladda Qatar

0
Dawladda Maraykanka ayaa ansixisay in dalka Qatar laga iibiyo hub gaadhaya illaa $1 bilyan oo dollar, waxaana arrintan la shaaciyey intii lagu guda-jiday wakhtiga...

XULASHADA