Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay shirweynaha maalgashiga Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shirweynaha caalamiga ah ee maalgashiga Soomaaliya.
Madaxweyne Maxamuud ayaa ka warbixiyey qorsheyaasha...
Wasiirka Gaashaandhigga & Taliyaha xoogga oo booqday Ciidamo loo diyaariyay la dagaalanka Al-Shabaab
Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta booqasho iyo salaan ugu tagay Ciidamada Qalabka sida ee loo diyaariyay howlgalka dhawaan ka bilaabanaya deegaannada...
Booliska Soomaaliya oo war kasoo saaray Weerarka Hoteelka Villa Rossa
Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa war kasoo saaray qaraxa iyo weerar toos ah oo hadda ka socda Hoteelka Villa Rose oo ku dhow Madaxtooyadda Soomaaliya.
Booliska...
Faah Faahin: Kulankii Baarlamaanka labada Aqal oo dib loo dhigay
Guddoonka labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigay kulankii wadajirka ah ee Baarlamaanka labadiisa Aqal, kaas oo la filayay...
Dhimasho & dhaawac ka dhashay weerar ka dhacay Gaalkacyo
Maleeshiyaad hubeysan ayaa rasaas ku furay Goob ay dhalinyaro ku sugneyd oo kutaalla meel aan sidaas uga fogayn school Cumar samatar ee Waqooyiga...
Akhriso:- Maxaa kusoo kordhay weerarkii lagu qaaday Hotelka
Waxaa mararka qaar rasaas teel teel ah laga maqlayaa gudaha Hotelka Raysa ee Xeendaabka Madaxtooyada Soomaaliya, halkaas oo xalay fiidkii rag huebysan ay ku...
Gudigga Horomarinta degmada Baardheere oo ka mahad celiyey Deeq lacageed oo timid Jaaliyada Norwey(Dhageyso+Wareysi)
Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo waxaa si habsami leh uga soconaya Dhismaha Buundada Kurmaan oo ah Buundo weyn oo si isku tashi ah ay...
Booliska Soomaaliya oo Magaalada Muqdisho ku qabtay Burcad dhac geysatay
Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa kadib howlgal ay xalay ka sameyeen meelo kamid ah Magaalada Muqdisho waxaa ay kusoo qabteen Rag hubeyan oo watay Mooto...
Ka dhageyso: Radio Markabley Barnaamijka Taxanaha ah ee Wax soosaarka Beeraha
Barnaamijka 16aad ayaa Maanta waxa aan ku eegi doono Sida ugu haboon ee wax loo beerto,ujeedada Barnaamijka ayaa ah siddii loo kordhin lahaa wax...
Maxaa kajira in Ajaanib katirsan Al-Shabaab lagu qabtay Gobolka Mudug?
Laamaha Amniga Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa la sheegay in degaan hoostaga degmada Hobyo ee Gobolka Mudug ay ku qabteen Rag Ajaanb ah, kuwaas oo...


















