Ka dhageyso: Radio Markabley Barnaamijka Taxanaha ah ee Wax soosaarka Beeraha

18

Barnaamijka 19aad ayaa Maanta waxa aan ku eegi doono Sida ugu haboon ee wax loo beerto Dalagyada Khudaarta ,ujeedada Barnaamijka ayaa ah siddii loo kordhin lahaa Wax Beerashada Khudaarta oo ahmiyad balaaran u leh Caafimaadka.

Mowduuca Maanta ayaa ah Hordhaca adeegsiga wanaagsan ee Habka wanaagsan ee Wax beerashada Khudaarta ,waxaana idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa 7,00 am,taariikhduna ay ku beegan tahay 19/12/2022,Barnaamijkani oo ah kii 19aad ee Maamulka iyo Maareynta hagaajinta Tayada wax beerashada Khudaarta oo muhiimad u leh Caafimaadka dadka.

Barnaamijkan oo Rogaal celis ah ayaad dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.
Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.

HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA 19AAD EE BEERAHA