Madaxweyne Saciid Deni oo ku soo wajahan Muqdisho + Ujeedka

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) ayaa saacadaha soo socda ee maanta ku soo wajahan magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Booqashada madaxweyne Deni...

Booliska Hir-Shabeelle oo gacanta ku dhigay Nin ku eedeysan dilka Gabar 17 jir ah

0
Kadib howlgal ay sameeyeen Ciidamada Taliska Booliska Hirshabeelle gaar ahaan saldhiga degmada Jowhar ayay ku guuleysteen inay gacanta ku dhigaan eedeysane Daahir Cali kaasoo...

Xasan Sheekh oo markii ugu horreysay faah faahiyay sababta uu Muqtaar Rooboow ugu soo...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreeysay shaaciyay sababta uu dowladdiisa ugu soo daray in uu kamid noqdo...

Banbaxa howlwadeennada Wasaaradda Bey’ada iyo Isbedelka cimilada oo Muqdisho ka furmay

0
Muqdisho, 4ta Disember 2022: Shir lagu qorsheynayo howlaha wasaaradda bey’ada iyo isbedelka cimilada ee sanadka 2023 ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Howlwadeenada, la...

Dad shacab ah oo ku geeriyoodey degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo

0
Inta la og yahay Labo Ruux oo shacab ah ayaa ku geeriyoodey saaka shaqaaqo dhagaxtuur ah oo sababtey markii dambe is rasaaeyn ayaa degmada...

PRESS STATEMENT On International Day of Persons with Disabilities, UN calls for...

0
Mogadishu, 3 December 2022 – Marking the International Day of Persons with Disabilities (IDPD), the United Nations in Somalia today commended the Somali authorities...

Ciidamada DF oo dhaq-dhaqaaqyo culus ka bilaabay agagaarka Aadan Yabaal

0
Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in maanta ciidamada dowladda ay dhaq-dhaqaaqyo culus ka bilaabeen deegaano u dhow degmada Aadan Yabaal. Ciidamada Xoogga...

QM oo dalbatay lacago dheeraad ah si wax looga qabto abaarta kajirta Soomaaliya

0
Qaramada Midoobay ayaa weydiisan doonta 25% lacag dheeraad ah sanadka 2023 si ay u maalgaliso howlaha gargaarka bini’aadantinimo ee caalamka, sida uu u sheegay...

Dowladda Canada oo Soomaaliya ugu deeqday dhaqaalle gaaraya $26 milyan oo dollar

0
Geeska Afrika waxa ka jira abaartii ugu xumayd in ka badan 4tii sano ee la soo dhaafay, Canada waxa ay aad uga walaacsan tahay...

William Ruto oo shaqo-joojin ku sameeyay afar ka mid ah guddiga doorashada Kenya iyo...

0
Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa shaqada ka joojiyay afar ka mid ah guddiga doorashada oo diiday in ay taageeraan guushii uu ka gaaray doorashadii...

XULASHADA