Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulan la qaatay Agaasimayaasha guud ee Hay’adaha Dalka

49

Ra’iisul Wasaare Hamza Abdi Barre ayaa ku boggaadiyay Agaasimeyaasha Guud iyo Guddiga Shaqaalaha Rayidka oo soo bandhigay in 26% ay korortay tirada shaqaalaha u soo xaadira goobaha shaqada tan iyo markii uu amarka ku bixiyay Ra’iisul Wasaaraha in wax laga qabto dhibaatadaasi bishii aynu ka soo gudubnay.