Madaxweynaha Puntland oo soo gabagabeeyay booqashadiisii Zambia

0
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdiga uu hoggaaminayay ayaa soo gebagabeeyay booqashadii ay ku tageen magaalada Lusaka ee dalka Zambia. Saciid Deni iyo...

Abiy oo war cusub ka soo saaray heshiiska nabadda ee gobolka Tigray

0
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa u sheegay xildhibaannada Baarlamaanka Itoobiya inay ka go’an tahay heshiiski nabadeed oo uu kula gaaray hoggaanka Tigray-ga waddanka...

Gargaarkii ugu horeeyay oo la gaarsiiyay gobolka Tigre tan iyo markii la heshiiyay

0
Hay’adda Laanqeyrta Cas ee Caalamiga ah (ICRC) ayaa ku dhawaaqday in kolonyadii ugu horreysay ee sida gargaar caafimaad ay gaartay shalay gobolka Tigre,...

Puntland oo heshiis kala dhex-dhigtay beelo dagaalamay

0
Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Faysal Sheekh Cali oo ay wehliyaan qaar kamida Odayaasha Dhaqanka Gobolka Mudug ayaa safar ku gaaray degaannada...

QM oo ka digtay in nus milyan carruur ah nafaqo darro awgeed ugu dhintaan...

0
Warbixin kasoo baxday Qaramada Midoobay ayaa ayaa ka digtay in Nus milyan carruur ah oo ka yar 5 sano ay halis ugu jiraan inay...

Dowladda Somalia oo heshiis kalluumeysi la saxiixatay Shirkad Shiines ah

0
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Ahmed Hassan Aaden oo ka duulaya dhiirgalinta maalgashiga shisheeye ee dalka ayaa is afgarad la...

Qaramada Midoobay oo sheegtay in ka badan 600 dad rayid ah in lagu dilay...

0
Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay khasaaraha sii kordhaya ee dadka rayidka ah ee Soomaaliya, waxayna sheegtay in in ka badan 600 oo rayid...

ISBITAAL CASRI AH OO LAGA FUREY MAGAALADA BAARDHEERE(SAWIRRO)

0
Munaasabad si heer sare ah loo soo Agaasimey islmarkaana lagu furayey Isbitaal Casri oo lagu Magacaabo Gedo Jeneral Hospital ayaa laga furey degmada Baardheere...

Maamulka Bangiga Dhexe ee Soomaaliya oo digniin culus soo saaray

0
Warqad ka soo baxday Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa looga hadlay lacagaha la siiyo Al-Shabaab, iyadoo uu arrintaas Bangigu ka soo saaray digniin kama...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray degmada Baraawe

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Caasimada Koonfur Galbeed ee Magaalada Baraawe. Garoonka Diyaaradaha Magaalada...

XULASHADA