Somaliland oo ka Jawaabtay Cambaareyntii Waddamada Islaamka, isla markaana difaacday xidhiidhkeeda Israa’iil

0
Xukuumadda Somaliland ayaa si rasmi ah uga hadashay war-saxaafadeedkii ay xalay soo saareen wasiirrada arrimaha dibada ee Soomaaliya iyo dalal kale oo kamid ah...

Masar oo mar kale xaqiijisay taageerada ay u hayso midnimada iyo amniga Soomaaliya

0
Shir ku qabsoomay magaalada Antalya ee dalka Türkiye, ayaa Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Masar, Badr Abdelatty, wuxuu la kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay Jadwalka Doorashooyinka Galmudug, Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed

0
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka doorashooyinka ka dhici doona qaar ka mid...

DFS oo ku hanjabtay inay xayiraad ku soo rogi doonto Marinka Bab-el-Mandeb

0
Safiirka dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Itoobiya ambassador Cabdullaahi Warfaa ayaa si adag uga hadlay faragelin kasta oo lagu sameeyo arrimaha gudaha Soomaaliya, isagoo...

Jaamacadda Carabta oo si adag u cambaareysay magacaabista safiir Israa’iil ee Somaliland

0
Jaamacadda Carabta ayaa si kulul u cambaareysay tallaabada Israa’iil ay ku magacowday safiir u qaabilsan deegaanada ay ka arrimiso Somaliland. War-saxaafadeed rasmi ah oo ka...

SOMA Concludes Workshops to Strengthen Police–Media Collaboration

0
Mogadishu, Somalia, 16 April 2026: The Somali Media Association (SOMA), with support from International Media Support (IMS), successfully concluded a series of workshops on...

Ka dhageyso Radio Markabley Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA-Baardheere

0
Ku Soo dhowaada dhageystayaal Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA,Tartan Aqooneedka Maanta oo Khamiis ah 16-4-.2026 ka dhacay Iskuulka H/Dhexe ee Jaalle Siyaad,waxaa uu...

Puntland oo Madaxweyne Xasan Sheekh ugu baaqday inuu bisha u hartay uga faaidaysto in...

0
Golaha Wasiirrada ee nmaamulka Puntland ayaa ugu baaqay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay sheegeen in waqtigiisu sii dhammaanayo, inuu ka faa’iideysto bisha u...

Cabdiweli Gaas: Dowlad Goboleedyadu waxay isku beddeleen meel hal qof ama koox yar ay...

0
Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya ahna madaxweynihii hore ee Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas,  ayaa si kulul u dhaliilay sida ay u shaqeeyaan dowlad...

Maamulka Gobolka Banaadir oo amar ku bixiyay in si buuxda loo isticmaalo Shilin Soomaaliga

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Xassan Maxamed Xuseen Muungaab, ayaa amar ku bixiyay in si buuxda loo adeegsado lacagta shilin Soomaaliga, kaddib...

XULASHADA