Ilhan Omar oo ku dhawaaqday inay markale u tartamayso Kongareeska Maraykanka
Xildhibaan Ilhan Omar ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay u tartamayso dib-u-doorashada kursigeeda Kongareeska Maraykanka, iyadoo sheegtay inay sii wadi doonto matalaadda shacabka...
Burcad-badeed Soomaali Ah Oo Qabsatay Markab Ku Sii Jeeday Muqdisho
Wararka laga helayo xeebaha waqooyi-bari ee Soomaaliya ayaa sheegaya in burcad-badeed Soomaali ah oo la tuhunsan yahay ay afduubteen markab shidaal sida, kaas oo...
Puntland oo ku eedeysay Dowladda Federaalka inay caqabad ku noqotay horumarinta waxbarashada
Wasiirka Waxbarashada Puntland, Fuad Abshir Axmed (Adeer), ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka Soomaaliya in ay caqabad ku noqotay dadaalladii lagu xoojinayo iskaashiga waxbarashada iyo...
Dowladda federaalka iyo saraakiisha Gobolka Bay oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay Baydhabo
Wasaaradda arrimaha Gudaha Soomaaliya iyo saraakiisha ammaanka ee Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay si buuxda gacanta ugu dhigeen...
Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo shaaciyay saddex xubnood oo ka haray kuraasta Golaha Wakiillada Koonfur...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa si rasmi ah u shaaciyay liiska saddex xubnood oo ka haray xubnaha Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka...
Aadan Madoobe oo si adag ugu Jawaabay Madaxweynahii hore Lafta gareen.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ahna Musharaxa Madaxweynaha urur siyaasadeedka Cadaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.
Sheekh Aadan Maxamed Nuur...
Iiraan iyo Mareykanka oo gaaray heshiis lagu kordhinayo xabbad-joojinta.
Mareykanka iyo Iiraan ayaa Khamiistii gaaray heshiis lagu kordhinayo xabbad-joojintooda isla markaana lagu qaadayo xayiraadaha maraakiibta ee marinka Hormuz, sida ay Reuters u sheegeen...
Madaxa WHO oo U Safraya Congo Xilli Ebola Mar Kale Ka Dillaacay Dalka
Agaasimaha Guud ee Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO), Tedros Adhanom Ghebreyesus, ayaa ku dhawaaqay inuu u safrayo Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo si uu u...
Soomaaliya iyo Talyaaniga oo ka wada hadlay xoojinta tababarrada militariga iyo iskaashiga amniga
Taliyaha Ciidamada Lugta ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay wafdi ka socday dowladda Talyaaniga si...
Midowga Yurub oo ku baaqay in dib loo bilaabo wada-hadallada doorashooyinka Soomaaliya
Midowga Yurub ayaa ugu baaqay hoggaamiyeyaasha siyaasadda Soomaaliya inay si degdeg ah dib ugu bilaabaan wada-hadallada lagu raadinayo xal ku saabsan hannaanka doorashooyinka dalka,...


















