Sheekh Shariif: “Koronto, biyo iyo raashin ayaa nalaga jaray, doorasho la isku caano shubo...

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa dowladda Federaalka ku eedeeyay inay xannibaado ku soo rogtay isaga iyo taageerayaashiisa, isagoo sheegay in...

Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo ka digtay weerar lagu qaado Guriga Janaraal Odowaa

0
Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa ka digtay waxa ay ku tilmaantay qorshayaal amni oo laga yaabo inay sii kordhiyaan xiisadda siyaasadeed iyo tan amni ee...

Danjire Warfaa : Hargeysa iyo Berbera waxay dib ugu soo laaban doonaan gacanta dowladda...

0
Wakiilka Soomaaliya ee Midowga Afrika ahna Safiirka Soomaaliya u fadhiya Itoobiya, Danjire Cabdullaahi Maxamed Warfaa, ayaa sheegay in dowladda federaalka ay ka go’an tahay...

Ugaaska Beesha Murusade oo dowladda ku eedeeyey dagaalkii ka dhacay Muqdisho

0
Ugaaska Beesha Murusade, Ugaas Cabdirisaaq Faracadde, ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyey mas’uuliyadda dagaal ka dhacay magaalada Muqdisho, kaas oo dhex maray ciidamada dowladda...

Madaxweynahii hore –Farmaajo: Xabadda ha la joojiyo, dalka xoog laguma haysan karo

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud inuu joojiyo dagaallada ka socda Muqdisho isla markaana dib loogu...

Qaramada Midoobay oo cambaareysay dagaallada Muqdisho, baaqna u dirtay dhinacyada is haya

0
Hawlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) ayaa si adag uga hadlay dagaalladii ka dhacay magaalada Muqdisho, isagoo ugu baaqay dhammaan dhinacyada ku lugta leh...

Puntland oo qabatay dagaalame u dhashay Yemen oo ka tirsanaa kooxda Daacish

0
Afhayeenka Hawlgalka Calmiskaad, Gen. Maxamuud Jaamac Faadhigo, ayaa sheegay in ciidamada amniga Puntland ay gacanta ku dhigeen dagaalame ajaanib ah oo ka tirsan kooxda...

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay Oo Maanta Dooranaya Dalka Beddeli Doona Soomaaliya

0
Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa maanta, inta lagu jiro kalfadhigiisa 80-aad, u codeynaya doorashada shan xubnood oo cusub oo aan joogto ahayn oo...

Mucaaradka iyo Dowladda oo Abaabul Ciidan ka wada Muqdisho iyo xiisad hor leh

0
Muqdisho ayaa gashay jawi siyaasadeed oo aad u kacsan, iyadoo si weyn looga dareemayo dhaq-dhaqaaqyo ciidan iyo abaabul siyaasadeed oo ay wadaan dowladda Federaalka...

Ruto: Xadka Soomaaliya iyo Kenya wuxuu u xiran yahay Sababo Amni iyo Siyaasad

0
Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa sheegay in xadka u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya uu sii xirnaan doono illaa laga helo xal waara oo lagu...

XULASHADA