Ra’iisul Wasaare Xamsa oo si xoogan u dhaliilay Madaxda Puntland
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa hadal uu xalay ka jeediyay Kulan ka dhacay magaalada Muqdisho ku dhaliilay Dowlad-goboleedka Puntland, in aysan door...
Booliska Uganda oo sheegay in ay ka hortageen Weerar qaraxyo ah oo lala damacsanaa...
Ciidamadda Amniga dalka Uganda ayaa gacanta ku dhigay 6 qof oo looga shakisan yahay in lagu helay walxaha qarxa oo la qorsheynayay in loo...
Puntland oo ka jawaabtay hadalkii Madaxweynaha Somaliland
Maamulka Puntland ayaa jawaab ka bixiyay hadal shalay ka soo yeeray madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo ahaa in Puntland ay qayb ka tahay...
Dad ka cadhaysan dil dhawaan loo gaystay sarkaal ka tirsanaa ciidamada Somaliland oo Borama...
Dadwayne ka cadhaysan dilka sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Xeebaha Somaliland oo dhawaan askari kale ku dilay magaalada Lawyacaddo, ayaa mudaharaad rabshado wata ka dhigay...
Madaxweyne Biixi: Maamulka Puntland in uu yidhaa waxaanu samaynayna xad beeleed mid suuragalaysa maaha
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa dagaalka Laascaanood markale ku eedeeyay maamulka Puntland iyo kooxo argagixiso ah.
Waxa uu sheegay in Puntland dagaalka ku jirto,...
Wafdi ka socda Soomaaliya oo ka qeyb galay Shir ka dhacay dalka Ciraaq
Shirkaan oo uu furay Ra’iisal wasaaraha dalka Ciraaq ayaa waxaa ka qeybgalay wasiirada biyaha dalalka carabta iyo hey’adaha ka shaqeeya arrimaha deegaanka iyo biyaha.
Wasiiru-dowlaha...
Dowladda oo sheegtay in la qabtay qaraxyo lagu weerari rabay Beerta Nabadda
Ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugidda qaranka ee NISA ayaa la sheegay inay fashiliyeen shabakad ka tirsanayd Alshabaab oo doonayay inay weeraraan Beerta Nabadda ee...
Askari kasoo shaqeeyay howlgalka AMISOM oo dilay wasiir katirsan Dowladda Uganda
Pte Wilson Sabiti oo ah askari katirsan ciidamada Uganda ayaa toogasho ku dilay wasiiru dowlihii wasaaradda shaqada, shaqaalaha iyo xiriirka warshadaha ee Uganda, Charles...
Guddoomiyaha barlamaanka Puntland oo fasiraad sharci ka bixiyay muranka wax ka beddelka dastuurka
Guddoomiyaha barlamaanka Puntland, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa fasiraad sharci ka bixiyay muranka ka taagan wax ka beddelka dastuurka maamulka Puntland.
Guddoomiye Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, oo ...
Dowladda Soomaaliya oo walaac ka muujisay colaada dalka Suudaan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Ergeyga ka socday Golaha Sare ee dalka Suudaan Danjire Dafcallah Al-xaaji Cali ayaa la...


















