Ka dhageyso Radio Markabley Baardheere Todoaad kasta Barnaamijka Beeraha,Q33 ad

0
Barnaamijka 33aad ee oo Maanta Axad ah ayaa waxaan ku eegi doonaa Barashada habka Wanaagsan ee wax beerashada,Mowduuca maanta kaga hadleynaa Maareynta Wanaagsan ee...

Madaxweye Xasan Shiikh oo Madaxda Puntland Ugu Baaqay Tixgalinta Rabitaanka Bulshad

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo oo salaadda Jumcaha kadib Khudbad ka jeediyay Masjidka Madaxtooyada ayaa madaxda Puntland ugu baaqay in...

Madaxweyne Deni oo Ololaha Doorashada Ka Wada Gobolka Nugaal

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay deegaanka Awrculus ee ka tirsan Degmada Garoowe ...

Caruur isku qoys ah oo ku geeriyootay guri qadiimi ah oo kusoo dumay

0
Inta la xaqiijiyay afar caruur ah oo wada dhalatay ayaa geeriyootay, kadib markii uu kusoo dumay guri qadiimi ah oo ay daganayeen oo ku...

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Shil Gaari oo ka dhacay degaano katirsan Somaliland

0
Alle ha u naxariistee laba qof ayaa ku geeriyooday shil gaari oo xalay ka dhacey wadada u dhaxeeysa Magaaloyinka Wajaale iyo Kalabeydh ee degaannada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhaliilay Madaxweynaha Maamulka Puntland

0
Xildhibaano iyo Wasiiro ku sugnaa Masaajidka Madaxtooyada ayaa sheegaya in Madaxweyne Xasan Sheekh uusan waxba u reeban Madaxweyne Deni oo uu si weyn u...

Somaliland iyo Ingiriiska oo ka wada hadlay xaalada Laascaanood iyo doorashooyinka

0
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa dowladda Ingiriiska u sheegtay in xukuumadiisu ay diyaar u tahay in colaada Laascaanood xal nabadeed lagu dhameeyo, iyo...

Mareykanka oo qaaday tallaabo ka dhan ah qulqulka Muhaajiriinta

0
Waaxda Gaashaandhigga Mareykanka ayaa sheegtay inay ciidamo dheeraad ah gayn doonto si ay gacan uga gaystaan sugidda amniga xuduudda Mareykanka iyo Mexico. Go’aankan ayaa imaanaya...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Magacaabay Xubno Wasiiro ah

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay xubno wasiirro ah. Ra’iisul Wasaaruhu markuu arkay: Qodobka 97aad faqradiisa 3aad e Dastuurka KMG.   Qodobka 98aad...

Booliska Jabuuti oo fuliyey howlgal lagu xiray 3,000 qof

0
Dowladda Jabuuti ayaa ku dhowaaqday howlgallo ka dhan ah tahriibka, ayada oo talefishinka dowladda uu weriyey in booliska ay xireen 3,000 oo qof oo...

XULASHADA