Dhageyso:Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo ka Hadley Xayiraada la saarey Diyaaradahii tagi jirey Gobolka Gedo

234

Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo ah Gudoomiyaha Is bedel doonka ee Waqooyiga Amerika ee Jubaland ayaa wareysi uu siiyey Warbaahinta markabley waxuu wax  laga xumaado uu ku tilmaamay Xayiraada dhanka Diyaaradaha ee DF oo taageero ka helaysa Dowlad Goboleedka Jubaland ay ku soo rogeen Gobolka.

Suldaan Gurey ayaa ujeedadada ka dambeysa Xayiraadaasi waxaa uu ku tilmaamay in looga dan leeyahay Shacbka Gobolka Gedo in lagu cadaadiyo siddi ay u aqbali lahaayeen in ay hoos tagaan Maamulka Axmed Madoobe oo dadka degan Gobolka Gedo ayan raali ka ahayn.

HALKAN  KA DHAGEYSO WAREYSIGA SULDAAN GUREY XAAJI FAARAX