Saraakiil ka goostay Ciidamada Somaliland oo ku biiray xoogaga SSC

0
Saraakiil hore uga tirsanaa ciidamada Somaliland ayaa saaka lagu soo dhaweeyay magaalada Laascaanood kadib markii ay ku biireen xoogaga SSC-Khaatumo. Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo...

Golaha wasiiradda Soomaaliya oo meel mariyay qaraar lagula dagaalamayo musuq maasuqa

0
Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo maanta shirkoodii todobaadlaha ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxay meel mariyeeen qaraar la sheegay inuu adkaynayo hufnaanta maaraynta maaliyadda...

Madaxweynaha Somaliland oo Guddoomiye cusub u Magacaabay Gobolka Sool

0
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo uu xilka qaadis, isku bedel iyo magacaabid ku sameeyey qaar ka mida masuuliyiinta Xukuumadda...

Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 11-05-2023 (Episode-19)

0
Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida...

Beeraleyda Baardheere oo faah faahiyay Khasaaraha ka dhashey Fatahaadii Webigga Jubba uu ka geeystay...

0
Ku dhowaad ilaa 3500 qoys  oo noloshooda ay ku tiirsaneed wax soo saarka beeraha ayaa waxaa saameeyay Daadadka Roobka iyo fatahaad uu webiga Jubba...

Madaxweyne Deni : Dowladda federalka waxaan ku naqaanay federal diid waxay ku darsadeen dimuqraadiyad...

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku eedeeyay madaxda Dowladda federalka inay dagaal xooggan kula jiraan dimuqraadiyadda Puntland. Madaxweynaha iyo raysal wasaaruhu waxay isku raaceen...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay waqtiga ay qaadeyso Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada Sare

0
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in la qaadi doono Imtixaanka Qaranka ee Dugsiyada Sare ee Dalka 27-ka May...

Wararkii Ugu dambeeyay saameeynta Fatahaada Webiga Shabeelle uu ka geystay Magaalada Baladweyne

0
Wararka ka imaanaya Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in in saameyn xooggan uu ka dhashay Fatahaada Wabiga shabeelle uu ka geystay...

Mas’uul ka Tirsan Soomaliland oo ku biiray SSC-Khaatumo

0
Madaxii Waxbarashada Gobolka Sool ugu  qaabilsanaa Somaaliland Daahir Maxamed Axmed ayaa sida la sheegay in Gaadiid dagaal kala goostay Soomaaliland Wararka ayaa sheegaya in guddoomiye...

Israel oo weerar dhimasho badan saaka ku qaaday Gaza

0
Israel ayaa saaka duqeyn oo xooggan oo ka dhan ah kooxda Islamic Jihad ku qaaday Marinka Gaza, waxaa sidaas ku dhowaaqay militarigeeda, ayada oo...

XULASHADA