Wasiirka Amniga Gudaha iyo Safiirka Shiinaha oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa kulan la yeeshay Safiirka Dowladda Shiinaha ee Soomaaliya, Danjire Wang...
Soomaaliya oo ka falcelisay diidmada Mareykanka ee Garsoore Cumar Cartan
Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay si weyn uga xun tahay caqabadda la xiriirta safarka garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed, Cumar...
Musharraxiinta Koonfur Galbeed oo walaac xooggan ka muujiyay in xildhibaanada lagu cadaadinayo inay sawiro...
Musharraxiinta xilka hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Dr. Cabdicasiis Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari), ayaa sheegay inay walaac xoogan ka...
Maxaa ka cusub dhex dhexaadinta ay Turkiga ka dhex wado DF iyo Mucaaradka
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda wadahadallo siyaasadeed oo heer sare ah, kuwaas oo u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo mucaaradka, iyadoo dowladda Turkiga ay...
Madaxa AUSSOM iyo Safiirka Midowga Yurub oo Ka Wada Hadlay Nabadda iyo Amniga Soomaaliya
Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM), Danjire El Hadji Ibrahima Diene,...
Xildhibaanno Baarlamaanka ka tirsan oo wasiir Mukhtaar Roobow ku eedeeyay dayac iyo maamul xumo...
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa eedeymo culus u jeediyay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta, iyagoo sheegay in dhibaatooyin ballaaran ay hareeyeen adeegyada...
Israa’iil Oo Duqeymo Aargudasho ah Ka Fulisay Gudaha Iiraan
Israa’iil ayaa waaberigii saaka duqeymo cirka ah ka fulisay badhtamaha iyo galbeedka Iiraan, saacado yar kaddib markii Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu Raysal Wasaaraha...
Wasiirkii hore ee Maaliyadda oo digniin ka bixiyay doorashooyinka la qorsheynayo ee Koofur Galbeed
Wasiirkii hore ee Maaliyadda Soomaaliya Maxamed Aadan Fargeeti ayaa qoraal uu soo saaray kaga digay qorshe uu sheegay in Dowladda Federaalka ay ka damacsan...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo Ka Doodaya Xaaladda Soomaaliya
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in toddobaadyada soo socda ay yeeshaan kulan looga hadlayo xaaladda Soomaaliya, xilli ay sii kordhayaan walaacyada...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Salaad Cali Jeelle u magacaabay Lataliyaha Sare ee Madaxweynaha
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Salaad Cali Jeelle u magacaabay Lataliyaha Sare ee Madaxweynaha, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya.
War-saxaafadeedka...


















