QM oo guddi xaqiiqo raadin ah u dirtay magaalada Laascaanood
Guddi xaqiiqo raadin ah oo Qaramada Midoobay ay dirtay ayaa gaaray Magaalada laascaanood oo todobaadyadii ugu dambeeyay uu ka socday dagaal culus oo u...
Maamulka Gobolka Gedo oo ka deyriyey Xaalada Abaarta ee ka taagan Gobolka.
Xaaladda Abaarta ka taagan Gobolka Gedo ayaa waxay maraysaa meeshii ugu adkeyd, waxaa dhammaaday daaqii xoolaha, waxaana guray warahii, Ceelashii iyo togaggii biyaha laga...
Toogasho saaka lagu fuliyay Askar dilal geysatay
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa saaka toogatay rag ka tirsanaa ciidamada booliska, kuwaas oo hore loogu xukumay dil toogasho ah, kadib markii lagu helay...
Aqalka Sare oo ansixiyay Xubnaha Guddiga madaxa bannaan ee dib u eegista Datuurka
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Xubnaha Guddiga madaxa bannaan ee dib u eegista Datuurka oo...
Madaxweynaha Puntland oo shaaciyay maalinta ay dhacayaan doorashooyinka dowladaha hoose ee Puntland
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray maalinta ay dhacayaan doorashooyinka goleyaasha degaanka Puntland.
Madaxweyne Deni oo la tashanayay guddiga doorashooyinka Puntland, ayaa si...
Xiisad dagaal oo ka taagan Laascaanood iyo wararkii ugu dambeeyey
Wararka laga helayo gobolka Sool ayaa sheegaya in maanta dhaq-dhaqaaqyo iska soo horjeedo oo ay wadaan ciidamada Somaliland iyo kuwa dadka deegaanka laga dareemayo...
Doorashada kursi ka bannaanaa Golaha Shacabka oo Maanta dhacday
Waxaa Maanta Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay lagu qabtay doorashada kursiga Hop-176 ee Deegaan Doorashadiisa ay tahay Koonfur Galbeed, kaas oo kamid ahaa...
Xukuumadda Soomaaliya oo amar dul dhigtay Shirkadaha Isgaarsiinta dalka.
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS Jaamac Xasan Khaliif ayaa guddoomiyay Shir muhiim u ah shaqada wasaaradda oo looga hadlay arrimo la xiriira shaqada ay...
Xaflad Qalin jebin loo Qabtey Ardeyda waxka barata Machadka Baardheere(SAWIRRO)
Shalay oo ahayd Jimce 10/03/2023 magaalada Baardheere gaar ahaan masjidu Nuur waxaa lagu qabtay xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo ahayd xaflad...
Ciidamada Somaliland oo markale madaafiic ku garaacay Laascaanood
Ciidamada milatariga Somaliland ayaa markale maanta madaafiic xoogan ku garaacay gudaha magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, waxaana dhankooda jawaab ka bixiyay ciidamada dadka...


















