(SAWIRRO)Degmada Baardheere oo lag furey Iskuul waxbarasho oo la yiraahdo Najax.

64

Xaflad balaaran oo lagu furayey Iskuul Hoose/Dhexe ee loogu magac darey Najax ayaa lagu qabtey Xaafada Horseed ee dgmada Baardheere,waxaana Xafladaasi ka soo qeyb galey Boqolaal dadweyne oo ay ku jiraan,Odoyaal,Waxgarad,Culima’ udiin,Haween,Dhalinyaro,Gudigga Waxbarashada iyo Gudigga waalidiinta Iskuulka Najax.

Dhamaan Xubnahii ka nhadley Xaflada furitaanka Iskuulka Cusub ee Najax ayaa Bogaadiyey qorshaha furitaanka iskuulka ,waxay sheegeen in muhiimad gaar ah ay uleedahay Iskuulkan Caruurta gaartey da,da waxbarashada ee degan Xaafada Horseed iyo xaafadaha kale ee u dhow .