Wararkii ugu dambeeyay dagaal xoogan oo ka dhacay duleedka Laas-Caanood
Dagaal xooganaa una dhaxeeyay Ciidamada Somaliland iyo Ciidamada degaanka ee la Magac baxay SSC ayaa ka dhacay duleedka Magaalada Laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool.
Dagaalka...
Madaxweyne Erdogan oo ka hadlay qorshahiisa doorashada
Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan oo la kulmay xubnaha xisbigiisa AK ย ayaa sheegay inay ka shaqeynayaan sidii ay dib ugu heli lahaayeen cododka ay lumiyeen...
Maxay ka wada hadleen Guddoomiye Aadan Madoobe iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed?
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha Sheikh Adan Mohamed Nur Madoobe ayaa xafiiskiisa maanta kulan kula qaatay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka...
๐ซ๐๐ธ๐๐๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ป๐ค๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ป ๐ผ๐ผ ๐ฑ๐ต๐ฎ๐พ๐ฎ๐ป-๐ด๐ฒ๐น๐ถ๐๐ฎ๐ ๐๐ต๐๐ฟ๐๐๐ฐ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐โ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐๐๐น๐ถ๐๐๐ฎ ๐ฅ๐ฎ๐๐ถ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ฆ๐ผ๐ผ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ฒ๐ฒ๐ฑ
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daah-furay dhaqan gelinta shuruucda Hayโadda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo la jaan qaadaysa...
Ururada Siyaasadda Puntland oo cambaareeyey shaqaaqadii Garoowe
Inta badan Ururada Siyaasadda Puntland ayaa kulan ay ku yesheen magaalada Garoowe kaga hadlay, islamarkana cambareeyay shaqaaqo ka dhacday magaalada Garoowe.
Shaqaaqada ayaa waxaa ku...
Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan Sheek iyo Amiirka dalka Qatar
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Dooxa ayaa Qasriga Madaxtooyada dalkaas kulan kula qaatay Amiirka Qatar...
Puntland oo soo saartay Amar lagu soo xirayo Afar Siyaasi
Xeer Ilaaliyaha Guud ee maamulka Puntlaand ayaa shaaciyay magacyada Xubno siyaasiyiin ah oo lagu Eedeeyay in ay ku lug leeyihiin khal khal gelinta Amniga...
Doorashada madaxtinimada Turkiga oo u muuqata inay u gudbi doonto wareeg labaad
Doorashada Madaxtinimada Turkiga ee sida adag loogu tartamayo, ayaa u muuqata inay u gudbi doonto wareeg labaad ka dib markii Madaxweyne Erdogan uu ku...
Safaarada Soomaaliya ee dalka Suudaan oo ciidamo hubeysan bililiqeysteen
Wararka ka imaanaya magaalada Khartuum ee Caasimadda dalka Suudaan ayaa sheegaya in Safaarada Soomaaliya ay ku leedahay dalkaas iney gudaha u galeen ciidamo hubeysan...
Madaxweyne Xasan Sheekhโ Soomaaliya waxaa heysata dhibaato lamid ah tii ay ka xoreeyeen halgameyaashii...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabadda Xuska aas-aaskii Dalladda Dhallinyarada Soomaaliyeed awgeed waxa uu ubax-dhigay tallada Halgameyaashii SYL oo 80-sano ay...


















