Madaafiic lagu garaacay Xaafado katirsan Laas-Caanood & khasaaro ka dhashay

0
Ka dib dagaal xoogan oo duleedka Magaalada Laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool ku dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo kuwa la magac baxay SSC ayaa waxaa...

Dowladda Soomaaliya oo shixnad gargaar ah geysay degmo uu ka da’ay roob khasaaro geystay

0
Wafdi  uu hugaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa Maanta Gaaray Magaalada Xudur ee Caasimada Gobolka Bakool oo uu dhawaan...

DFS oo Hay’adaha Caalamiga ah kala shirtay fatahaada Baardheere

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta shir guddoomiyay kulan xoogga lagu saarayo waxyeeladda fatahaadda Webiga Jubba ee...

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Soomaaliland oo la kulmay Odayaasha Dhaqanka ee ka tagay Muqdisho

0
Gudoomiyaha  Golaha Wakiilada Somaaliland ayaa Magaalada Laascaanood ee Xarunta gobolka Sool kula kulmay Odayaasha Dhaqanka ee ka tagay Magaalada Muqdisho . Qoraal kooban oo  uu...

Dadka naafada ah ee ku dhaqan degmada Baardheere ee Gobolka Gedo oo Codsadey in...

0
Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashey dhibaatooyinkii ay geysteen Roobabkii xooganaa ee daadadka watey ee ka dhacay degmada  Baardheere 23.03.2023.waxaa ka dhashey.khasaarooyin isugu jira...

Maamulka Degmada Baardheere oo Awaamiir dul dhigey Ganacsatada iyo SHIRKADAHA.

0
Maxamed Weli Yusuf Qorax oo ah Gudoomiyaha degmada Baardheere ayaa galabta shir jaraa,id oo uu ku qabtey Xarunta Maamulka Baardheere ayuu ku sheegay inaan...

Golaha Ammaanka ee QM oo codsi ka yimi dalka Ruushka

0
Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Abshir Jaamac Huruuse ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha China ee Soomaaliya Mr. Fei Shengchao. Wasiir...

Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo la kulmay safiirka Shiinaha

0
Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Abshir Jaamac Huruuse ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha China ee Soomaaliya Mr. Fei Shengchao. Wasiir...

Odayaasha Dhaqanka ka tegay Muqdisho oo bilaabay dadaalo lagu xalinaayo Colaada Laas-Caanood

0
Odayaasha Dhaqanka ee ka tegay Magaalada Muqdisho, isla markaana shalay gaaray Magaalada Laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa bilaabay dadaalo lagu xalinaayo dagaalka dhex-maray...

Laamaha Amniga oo burburiyay Warshado lagu farsameeynayay waxyaabaha Maanka dooriya

0
Taliska qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir ayaa kadib howlgal ay sameeyeen waxaa ay ku guuleysteen inay burburiyaan Goob lagu farsameeynayay waxyaabaha maanka dooriya...

XULASHADA