KA DHAGEYSO RADIO MARKABLEY TODOBAAD KASTA BARNAAMIJKA BEERAHA

16

Barnaamijka Todobaadlaha ee habka wanaagsan ee Wax Beerashada  Maanta ayaan ku eegi doonaa,Maareynta iyo Maamulka hagaagsan ee  Biyaha.

ayaa waxaa idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa 7;00 am,taariikhduna ay ku beegan tahay 30/7/2023 Barnaamijkani oo ah kii 45aad Maareynta iyo Maamulka hagaagsan ee Biyaha, Barnaamijkan oo rogaal celis ah ayaa waxaad dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA HABKA WANAAGSAN EE WAX BEERASHADA