QM oo shaacisay tirada dadkii ku dhintay & kuwii ku dhaawacmay qaraxyadii ka dhacay...

0
Iyadoo u dabaaldegeysa Maalinta Caalamiga ah ee Wacyigelinta iyo Kaalmaynta Wax-ka-qabashada Miinooyinka, ayaa Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay mar kale adkeynayaan ka-go’naanshohooda taageerada...

Maxay ka wada-hadleen Cabdikariin Guuleed iyo guddoomiye Cabdi Xaashi?

0
Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan xal u helida arrimaha Somaliland Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa maanta hoygiisa ku booqday Guddoomiyaha Aqalka...

Soomaaliya oo codsatay inay ku biirto sharciga kobaca & fursadaha Afrika ee AGOA

0
Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah u codsatay inay ku biirto 36-da dal ee Afrikaanka ah, iyagoo ka faa’iideysanaya sharciga kobaca iyo fursadaha Afrika...

Maxay ka wada hadleen RW Xamse & Guddiga Madaxa-bannaan ee dib-u-eegista hirgelinta Dastuurka?

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo kulan la qaatay Guddiga Madaxa-bannaan ee dib-u-eegista iyo hirgelinta Dastuurka KMG ah, ayaa tilmaamay...

Somaliland oo War cusub kasoo saartay dagaalka Magaalada Laas-Caanood

0
Taliska Ciidamada Millateriga Somaliland ayaa ka hadlay dagaalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay magaalada Laas-Caanood ee u dhaxeeyay Ciidamada Somaliland & kuwa SSC iyo...

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Laascaanood oo madfac ka bad-baaday

0
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya madaafiic ay ciidamada Somaliland saacadihii lasoo dhaafay ay ku garaaceen gudaha magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, halkaas...

11 qof oo ku dhintay isbuurasho ka dhacday goob cunto lagu qaybinayey

0
Masuuliyiinta dalka Pakistan ayaa sheegay in isbuurasho ay ka dhacday xarun lagu qaybinayey cunto bilaasha oo ku taalla dekedda Koonfureed ee Karachi, waxaana goobtaas...

Dagaal ka dhacay Magaalada Laas-Caanood & Somaliland oo ka hadashay

0
Dagaal xoogan ayaa Maanta markale waxaa uu ka dhacay duleedka magaalada Laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, kaas oo u dhaxeeyay Ciidamada Somaliland iyo kuwa...

Guddoomiyaha hay’adda SODMA oo gaaray magaalada Xudur

0
Wafdi uu hugaaminayo Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa Maanta Gaaray Magaalada Xudur ee Caasimada Gobolka Bakool oo uu dhawaan...

Ka dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 30-03-2023 (Episode-13)

0
Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida...

XULASHADA