Maamulka Jubbaland oo War kasoo saaray arrinta degmada Baardheere

0
Wasiirka wasaaradda Amniga gudaha dowlada Jubbaland,Sareeye Gaas yusuf xuseen Cismaan Dhumaal ayaa baaq udiray Dowlada fedraalka ah, dowlada jubbaland iyo dhamaan umada Somaliyeed in...

Diyaarad xamuul oo gargaar isugu jira Raashin iyo Agab xaga Hoyga ah oo galabta...

0
Gargaarkan oo ahaa kii ugu horeeyey ayaa gaaraya ilaa 500 oo Qoys.howshan.waxaana degmada soo gaarsiiyey.Hay.adda Gargarka Masiibooyinka Qaranka oo ay wehelinayeen Senetat Farataag iyo...

Axmed Karaash oo war cusub ka soo saaray xaaladda magaalada Laascaanood

0
xmed Cilmi Cismaan Karaash, madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Puntland oo jeediyay khudbad ku aadan bilashada bisha Ramadaan ayaa ka hadlay xaaladda magaalada Laascaanood...

Midowga Afrika oo $90 milyan u raadinaya ciidamada ATMIS ee ka howlgalla Somalia

0
Midowga Afrika ayaa dalbaday lacag ku dhow 90 milyan oo doolarka Mareykanka ah oo loogu talagalay ciidamadooda nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya, kuwaas oo...

Golaha Wasiirada oo Shir ka yeeshay dilalka lagu haayo Darawalada Mooto Bajaajta

0
Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa warbixin looga dhageystay Guddiga ka talo-bixinta sidii...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb-galay bandhigga xukuumadda Dan-Qaran

0
Madaxweyanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Bandhigga Waxqabadka Xukuumadda Dan-Qaran ee uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa...

Shir laga yeeshay sugida Amniga Bisha Ramadaan Magaalada Garoowe

0
aliyaha Qeybta Booliska Gobalka Nugaal G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Xafiiska Gudoomiyaha Gobalka kaga qeyb galay kulan looga hadlayay sidii loo xoojin lahaa Amniga...

Dowladda Soomaaliya oo la wareegtay Gaadiid loogu talo galay sugida Amniga

0
Wasiiru Dowlaha Amniga iyo Taliyaha Booliiska ayaa Ka Qeyb galay Munaasabad Safaaradda Talyaanigu ku Wareejisay Gaadiid dowladda Talyaanigu ugu deeqday Ciidamada Boliiska JFS. Taliyaha Booliiska...

Beesha caalamka oo madaxweynaha Puntland ugu baaqday inuu ka qeyb galo shirarka golaha wadatashiga...

0
Deeq bixiyayaasha caalamiga ah ayaa la kulmay madaxweynaha Puntland Saciid Deni. Labada dhinac ayaa kawada hadlay muhiimadda ay leedahay in Puntland ay si wax ku...

Askari booliis ah oo lagu dilay magaalada Hargaysa

0
Askari ka tirsan Ciidamada Booliiska Somaliland ayaa lagu dilay magaalada Hargaysa, xili uu howlgal ku jiray sida booliisku sheegay. Cabdillaahi Cali Axmed oo ka tirsana...

XULASHADA