QM oo ka digtay fatahaado ka dhaca meelo kamid ah Soomaaliya
Isku duwaha arrimaha bini’aadantinimada ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Adam Abdelmoula, ayaa soo saaray baaq deg deg ah oo ku aaddan taageerada joogtada...
World Bank launches the 2023 AFRICA PULSE on April 5
Economic growth in Sub-Saharan Africa is set to slow from 3.6% in 2022 to 3.1% in 2023. Growth remains sluggish, dragged down by...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay geerida RW kuxigeenkii hore ee dalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Alle ha...
Hay’adda HIRDA oo deeq Raashin ah u qeybisey Barkacayaasha Baardheere(SAWIRO)
Hay’adda Samafalka HIRDA ayaa maanta waxay deeq Raashin gargaar ah oo isugu jirta,Bariis,Bur iyo Saliid u qeybisey ilaa Boqol qoys,kuwaasi oo ku barakacay Daadadkii...
Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Soomaaliya oo geeriyooday
Alle ha u naxariistee waxaa Maanta dalka Turkiga ku geeriyooday Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Soomaaliya Ismaaciil Maxamuud Hurreh Buubaa.
Maalmihii la soo dhaafay ayaa...
Waa sidee xaaladda Magaalada Laas-Caanood oo uu dagaal ka dhacay?
Wararka ka imaanaya magaaada Lascaanood ee gobolka Sool ayaa sheegaya in xaaladda Maanta ay degan tahay kadib markii xalay uu halkaasi ka dhacay dagaal...
Ugu yaraan 100,000 oo qof oo ku barakacay daadadkii ka dhashay roobabkii dhawaan ka...
gu yaraan 100,000 oo qof ayaa ku barakacay, hantina waa ay ku burburtay daadad xooggan oo labadii toddobaad ee la soo dhaafay ka dhacay...
DFS oo shaacisay xilliga Soomaaliya laga dhaafi doono Canshuurta waxyaabaha ay u iibgeyso Dalalka...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Dr Cilmi Maxamed Nuur ayaa sheegay inay ololo ugu jiraan inay ku xirnaadaan dunida inteeda kale si uu u...
Soomaaliya iyo Cuba oo ku heshiiyey inay dib u billaabaan xiriirka diblomaasi
Dawladaha Soomaaliya iyo Cuba ayaa ku hehsiiyey inay sii ambaqaadaan xiriirkooda dblomaaisyadeed, sida ay sheegeen diblomaasiyiinta labada waddan.
Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya Abshir Cumar...
Wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhacay magaalada Laas-Caanood
Dagaal xoogan ayaa duleedka Magaalada Laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool waxaa uu ku dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo kuwa degaanka ee la magac baxay SSC,...


















