Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Beeraha iyo Badqabka Cunnooyinka

15

Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doonaa Badqabka Cunnooyinka iyo Nafaqada,ujeedaduna waa sareynta Nafaqada iyo Badqabka Cunnooyinka wanaagsan iyo weliba Quudinta

Barnaamijkan ayaa waxaa idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa 7;00 am,taariikhduna ay ku beegan tahay 6/8/2023 Barnaamijkani oo ah kii 46 aad Maareynta iyo Maamulka hagaagsan ee Biyaha, Barnaamijkan oo rogaal celis ah ayaa waxaad dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA HABKA WANAAGSAN EE WAX BEERASHADA